Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Soomaaliya oo 30 sano kadib heerkii ugu sareeyay ka gaartay Maamulka Hawadeeda

    Soomaaliya oo 30 sano kadib heerkii ugu sareeyay ka gaartay Maamulka Hawadeeda

    January 26, 2023Updated:January 26, 20232 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Saqdii dhexe ee xalay kadib waxay Soomaaliya muddo 30 Sano ah kadib gaartay heerkii ugu sareeyay ee maamulka hawadeeda sare oo ah darajada ‘A’, taasoo maanta 26 Janaayo dhaqan gashay.

    Tallaabadan ayay si weyn u soo dhoweeyeen madaxda dowladda Soomaaliya oo sheegay sheegay inay kor u qaadayso maamulka hawada saree e Soomaaliya iyo dakhiga kasoo gala dowladda, waxaana sidoo kale arrintan xaqiijiyay Ururka Caalamiga ah ee Gaadiidka Cirka (IATA).

    Maamulka Hawo-maridda Dal ee heerka A, waxaa lagu maamulaa hawada ka sareysa qiyaastii 24,500 feet (7,467 mitir). Duulimaadyada oo dhan ayaana lagu siiyaa amarrada marista hawada iyo kala hagistooda.

    Hay’adda IATA ayaa sheegtay in tallaabadani ay si weyn u wanaajin doonto ammaanka gobolka ayna kor u qaadi doonto waxtarka duulimaadyada.

    Hawada soomaaliya ayaa muddo dheer laga maamulayay magaalada Nairobi ee dalka Kenya sanadihii 1992 ilaa June 2018, markaasoo dowladda Soomaaliya aydib ugu soo celisay magaalada Muqdisho. Mamaulka Hawada Soomaaliya ayaa intaas kadib taagnaa heerka G ee ugu hooseeya.

    “Waa war farxad iyo soo dhaweyn leh. Waanu dabbaaldegaynaa,” ayuu yiri Axmed Macallin Xasan, Maareeyaha guud ee Hay’adda Duulista Hawada Soomaaliya oo sheegay in Soomaaliya ay gaartay Darajada A bishii Oktoobar ee 2022, balse ay intaas ku jirtay tijaabo.

    Waxaa hawada Soomaaliya hadda isticmaala 24-kii saac diyaarado gaaraya 400 oo caalami ah, waxaase la filayaa in isbadalka heerka A uu keeno koror dhan ilaa 600 oo duulimaad maalintii. Dakhlifa Soomaaliya kasoo gala sanadkii maamulka hawada ayaa gaaraya 22 milyan oo dollar, waxaana la filayaa inuu gaaro ilaa 34 milyan oo doolar.

    IATA waxay sheegtay in dib-u-soocidda hawada, iyo dib-u-soo-celinta maamulka hawada ee Muqdisho FIR, ay suurta-gelisay rakibaadda iyo hawlgelinta raadiyaha casriga ah ee hagidda iyo kaabayaasha kale ee teknoolojiyadda, kaddibna tijaabo lagu guuleystay, oo billowday bishii May ee la soo dhaafay.

    Somali Airspace Somalia Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleHoobiyeyaal lagu weerarray xaafado ka tirsan Magaalada Beledweyne
    Next Article Wasiir Roobow oo shaaciyay Qaabka loo dhisayo Hay’adda cusub ee Culimada Soomaaliyeed

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo