Browsing: Sports
Kooxda Kubadda Cagta Chelsea ayaa ku guuleysatay Horyaalka Ingiriiska kadib ciyaar ka dhacday Garoonka Kooxda garoonka kooxda West Bromwich Albion.
Waxaa goordhow lagu dhawaaqay isku aadka wareega semifinalka ee afar dhamaadka koobabka UEFA Champion League iyo UEFA Europa League.
Waxaa hadda la sameeyay isku aadka wareega 8-da ee rubuc dhammaadka tarantanka horyaalada Qaarada Yurub -Champions League, iyadoo kooxo aan…
Laba laacib oo qura ayaa isugu haray abaalmarin BBC-da ee Laacibiinta Afrika kadib markii ay ka hareen wareegii ugu danbeeyay…
Isku aadka wareegga 16-ka ee Koobka UEFA ayaa la sameeyay goor dhoweyd iyadoo kooxo waaweyn ay isku dhaceen.
Tababarraha cusub ee kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa la sheegay inuu ka liito ninkii ka horeeyay ee shaqada laga…
Fadeexadii keentay inuu shaqada iska casilo tababarihii xulka Ingiriiska Sam Allardyce ayaa laga cabsi qabaa inay galaafato xubno oo xilal tababarenimo ka…
Orodyahan u dhashay dalka Iiraan oo ka mid ahaa ciyaaryahannada naafada ah ee ka qeyb galaya tartanka Olombikada dadka lixaadkoodu…
Waxaa goor dhoweyd soo gabagabowday qori tuurkii isku aadka Kooxaha Horyaalada Yurub ee Koobka Champions League, waxayna kooxaha oo loo…
Orodyahankii Oromada ee ka goosta dowladda Itoobiya Feyisa Lelisa oo saacado gudahood ku helay 85,000 Doolar.
Orodyahanka dalka Ingiriiska Mo Farah ayaa ku dhawaaqay inuu ka fariisanayo Ciyaaraha Orodada caalamiga ah,
Orodyahan Itoobiyaan ah oo ciyaaraha olombikada adduunka ee Rio 2016 ka muujiyay xaaladda ka taagan dalkiisa isagoo soo bandhigay diidmadiisa…
Orodyahanka Mo Farah ayaa taariikh cusub dhigay kadib markii uu markii labaad ku guuleystay tartanka orodka 5000 mitir ee ciyaaraha…
Ibtihaj Muhammad ayaa noqotay haweeneydii ugu horeysay ee Mareykan muslim ah oo ciyaaraha olombikada Adduunka ka qeyb gasha iyadoo xiran…
War farxad ah ayaa u soo yeeray Mareykanka, Orodyahanka Soomaaliga asalkiisu yahay ee reer Minnesota Hassan Maed iyo Soomaalida kadib markii…
Orodyahanka Mo Farah ayaa qarka u saarmay inuu ka haro orodka 5000 Mitir, kadib markii uu kufi gaaray, taasoo halis…
Orodyahanka ku tartamaya magaca Soomaaliyeed ee Maxamed Daa’uud Maxamed ayaa goor ka qeyb galay tartanka orodka Shanta kun Mitir, iyadoo…
Mar kale ayaa indhaha Soomaalida ay maanta ku sii jeedaa magaalada Rio ee dalka Brazil oo galabta xilliga Muqdisho la…
Orodyahanka Soomaaliyeed ee Maxamed Daa’uud Maxamed ayaa lagu wadaa inuu maanta safto kulankiisii ugu horeeyay ee orodka 5000 Mitir oo…
Shaqaalaha kooxda Manchester City ayaa laga daadgureeyay si degdeg diyaarad ay u raaci rabeen magaalada Bucharest ee dalka Romania kadib…
