Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Xulashada»Suuqii Westgate ee Magaalada Nairobi oo dib loo furay 2 sano kadib weerarkii Alshabab

    Suuqii Westgate ee Magaalada Nairobi oo dib loo furay 2 sano kadib weerarkii Alshabab

    July 18, 20151 Min Read Xulashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa maanta oo ah Sabti dib loo furay suuqii weynaa ee Westgate Mall oo dayactir weyn lagu waday muddo ku dhow 2 sano, kadib weerarkii sanadkii 2013 ku qaadeen koox ka tirsan Al Shabaab oo dhowr maalmood heystay kuna dilay dad ku dhow 70 ruux.

    westgate_suuqa

    Suuqa oo burbur weyni gaaray ayaa dib  loo dhisay, iyadoo amaanka suuqani oo intiisa badan ay Yuhuudu leedahay loo qaabeeyay qorshe cusub. Qeybihii kala duwanaa ee suuqa Westgate ayaa lafuray  inkastoo qaar kale ay weli xiran yihiin oo qalabeyn ku socoto.

    WESTGATE-MALL-INSIDE

    Furitaanka Suuqa Westgate ayaa imaaneysa iyadoo 24-ka bishan oo dalka Kenya booqan doono madaxweynaha Mareykanka Barack Obama. Dadweyne kala duwan oo u dukaameysi tegay ayaa ka hadlay sida ay ugu faraxsan yihiin in dib loo furo suuqa caalamiga ah ee Westgate.

    Wadani.com

    [ad name=”HTML-1″]

    Nairobi Westgate Mall
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleKenya oo la-tashi ugu yeeratay C/weli Gaas (Madaxdii martida u ahayd oo cidla looga tegay)
    Next Article Dad lagu xirxiray iyo Bandow caawa lagu soo rogay Magaalada Jowhar

    Related Posts

    Dad ku dhow 1000 Qof oo ku dhintay Xajka Sanadkan iyo Dalalka ay kasoo jeedaan…

    June 19, 2024

    TOOS: Malaayiin Xaaji oo maanta taagan Buurta Carafa iyo Digniinta Sacuudiga

    June 15, 2024

    Booliska oo xirxiray dhalinyarro hor leh oo ku caan baxay Anshax darrada Baraha Bulshada

    May 30, 2024

    Dood ka dhalatay Diyaaradii Imaaraadka ee Madaxweynaha Kenya u kireystay Mareykanka

    May 28, 2024

    Dhalashada Bisha Soonfur oo caawa laga raadinayo Sacuudiga iyo Saadaasha Ciidul Fitriga

    April 8, 2024

    Farmaajo iyo Taageerayaashiisa oo difaacay Sheekh Shariif iyo Jawaab ka timid kooxda Xasan Sheekh

    February 20, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo