Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Taageerayaasha Farmaajo oo Baraha Bulshada ka bilaabay weerar ka dhan ah Siciid Deni

    Taageerayaasha Farmaajo oo Baraha Bulshada ka bilaabay weerar ka dhan ah Siciid Deni

    March 20, 2022Updated:March 21, 20223 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Puntland oo weerarkii ugu cuslaa kala kulmay CBB-da Farmaajo iyo Gurmad uu ka helay Taagerayaasha Xasan Sheekh

    Taageerayasha madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamamaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa weerar culus ku bilaabay madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni, kadib markii uu ku dhawaqay xalay inuu yahay musharax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya.

    Baraha bulshada ayey taageerayaasha Farmaajo ku beegsadeen Siciid Deni si shaqi ahaan ah, waxaana boqolaal farriimood, sawirro fool xun iyo qoraalo u badan aflagaado lagu arkay hoggaamiyeyaasha kooxaha baraha bulshada ka taageera Farmaajo, taasoo muujineysa culeyska Musharaxnimada Deni ku keeneyso Farmaajo.

    Weerarka baraha bulshada ee ku socda Madaxweynaha Puntland ayaa intiisa badan salka ku haya, markii uu Musharax Siciid Deni uu shaaciyey in hadafkiisa koowaad uu yahay in Soomaalida laga dul qaado Farmaajo.

    Taageerayaasha Farmaajo ee weerarka ku bilaabay Musharax Siciid Deni waxaa ka mida xildhibaan C/shakuur Cali Mire oo Deni ku eedeeyay inay dalal shisheeye wataan oo doonaya in Farmaajo aanyu soo laaban, laakiin waxaa jawaab kulul siiyey oo Axmed Macallin Fiqi oo u gurmaday Siciid Deni, isagoo caddeeyay in Farmaajo uu ku yimid rabitaanka dal yar oo Ajnabi ah.

    Xildhibaan C/shakuur Cali Mire: “Farmaajo in xilka looga adkaado waxay hadaf koowaad u tahay dowlado shisheeye, laakiin murashaxiinta arragtida qaran leh hadafkoodu waa inay helaan fursad ay dalka ku hoggaamiyaan.

    Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi: “30-ka musharax ma hawl kale ayay u socdaan sow hadafkoodu maahan in ay Farmaajo bedelaan, haddii aysan taas ahaan lahayn sow iskama joogeen guryahooda? Haddii nin lagu tuhmayo in dawlad shisheeye ay wadato oo la hubo sow ma ahan kaasi Farmaajo oo ay wadato dawlad yar oo Khaliijka ka tirsan? Taasina sow lama macno ahan in musharixiinta kale ay dawlad shisheeye u diidan tahay in ay talada dalka qabtaan?. Durbaankii wadaniyada fake ah waxaan moodayey in uu dalooshamay oo aan dib danbe loo yeerin doonin! Soomaaliya in laga dulqaado Farmaajo oo la isku bahaysto waa dan qaran iyo cibaado!

    Afhayeenka Deni Jaamac Dabaraani: “Qofka aan Rabin in qofka hoggaanka ku fashilmay ee dalka halista geliyay uu baxo si isbedel u dhaco, waa kee kaasi? Waa Musharaxee? Halkee u socdaa? Isbedelka ayaaba ka bilowma in qofka wax khalday ee wakhtigu ka dhammaaday la saaro!!

    Taagerayaasha musharixiinta kale ayaa dib uga gurtay dhaliisha iyo wax ka sheegista musharax Siciid Deni, markii ay dagaalka baraha bulshada ka bilaabeen Farmaajo, waxayna isu rogeen inay difaacaan Deni si kumeelgaar ah.

    Arrimaha la yaabka leh ee taageeraysaaa Farmaajo ku dhaliilayaan Siciid Deni waxaa ka mida inuu musuqmaasuqay xildhibaannada iyo senatoorada Puntland kasoo baxay, iyagoo taageersan kuwa Farmaajo uu hantidii iyo ciidamadii dowladda kusoo saaray.

    Deni Doorashada Farmaajo Puntland Somalia Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGuddiga Doorashada SEIT Hirshabeelle oo si Degdega u doortay Guddoomiye Cusub
    Next Article Hirshabelle oo shaacisay Doorashada Laba kursi oo lagu tartamayo iyo Kursigii khilaafka dhaliyay..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo