[button link=”” icon=”Select a Icon” side=”left” target=”” color=”b70900″ textcolor=”ffffff”]TACSI TIIRAANYO LEH[/button]
Waxaa maanta Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ku geeriyooday Cusmaan Cilmi Cadaawe oo ah madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud walaalkiis oo in muddo ah xanuunsanaa.
Marxuumka ayay wallaalo dhinaca hooyada ahaayeen madaxweynaha, Waxayna Bahda Wadani.com tacsi u direyaan Reer Sheekh Maxamuud iyo reer Cilmi Cadaawe gaar ahaan:
Sahra Cusmaan Cilmi
Nuur Cilmi Cadaawe
Xasan Sheekh Maxamuud
Cali Sheekh Maxamuud
Nuurta Sheekh Maxamuud
iyo Xuseen Sheekh Maxamuud.
Waxaan sidoo kale marxuumka alle uga baryeynaa inuu naxariis Janno ugu deeqo, ehelkii uu ka tagayna Samir iyo Iimaan ka siiyo.
INNAA LILLAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
Wadani.com
[ad name=”HTML-1″]