Browsing: Abaar
Waxaa mar kale laga digay macaluul baahsan oo Soomaaliya ka dilaacda, sida lagu sheegay bayaan ay soo saartay hay’adda Qaxootiga…
Askari ka tirsan ciidamada maamulka degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir ayaa rasaas ku furay dad masaakiin ah oo raashin bisil…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa fal naxdin leh oo nin dabley ah ka geystaydegmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud .
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcale ayaa amarro culus ku soo rogay shirkadaha Gobolka Banaadir ee bixiya adeegyaa Korontada iyo Biyaha.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka qeyb galaya isu soo bax iyo salaad roobdoon ah oo hadda ka…
Kooxda Alshabaab ayaa gobolka Shabeelada hoose ka bilowday qeybinta gargaar la siinayo dadka tabaaleysan ee abaaraha ku dhufteen.
Qabiilka Abgaal Cismaan oo ah qabiilka ugu badan dadka dega Muqdisho iyo nawaaxigeeda, waxa uu ka mid yahay qabaa’ilka Soomaalida…
