Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Qormooyinka»ABGAAL VS ABAAR / SHABAAB

    ABGAAL VS ABAAR / SHABAAB

    January 18, 20172 Mins Read Qormooyinka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Qabiilka Abgaal Cismaan oo ah qabiilka ugu badan dadka dega Muqdisho iyo nawaaxigeeda, waxa uu ka mid yahay qabaa’ilka Soomaalida kuwa tira ahaan ugu badan.

    Abgaal waxaa ka dhashay General Daa’uud Cabdulle Xirsi, Xuseen Kulmiye Afrax, Salaad Gabeyre, Faarax Gololleey, Cali Mahdi, Prof. Cali Maxamed Geeddi, Nuur Cadde, Sh. Shariif Sh. Axmed, Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Sh. Yuusuf (Maddaale).

    Qabiilka waxaa lagu tiriyaa mid ka mid sh qabaa’ilka ugu hantida badan Soomaalida Koofureed, waxana laga heli karaa in ka badan 50 nin oo kiiba milyan doollar iyo ka badan uu haysto.

    Waxaa qabiilka ka dhashay tobaneeyo ka mid ah ragga sheegtay inay sanadkaan isu soo taagayaan xilka madaxweynenimo ee Soomaaliya, waxanan dhihi karnaa dadka damaca madaxweyne ku jiro 70% waa Abgaal.

    Waxa intaas dheer in Agbaal uu degi dhul aad u baaxad weyn oo fidsan min Shabeellaha Hoose, Banaadir, Shabeellaha Dhexe ilaa Galguduud.

    Haddaba, ayada oo taasi ay jirto, ayaa waxa nasiibdarro ah in dhulka qabiilka intaas la’eg ay hareeyeen abaaro iyo dagaallo dad iyo duunyo halakeeyey oo aan la’isugu garaabin la’iskuna gacan qaban..

    Dhulka Abgaal dego ee Galguduud, gebi ahaanba waxaa gacanta ku haya Shabaab, dadkii degganaana waxay noqdeen wax la laayey iyo wax qaxooti ku noqday deegaannada deriska la ah.

    Sidoo kale, Gobolka Shabeellaha Dhexe oo magaalooyinka caanka ka ah ee Abgaal dego ay ka mid yihiin Aadan Yabaal, Mahaddaay, Warsheek, Jowhar iyo Balcad, meelo badan oo ka mid ah waxaa gacanta ku haya Shabaab oo dadkii degganaa way ka qaxeen, merlo kalena waxa loogu baaba’ay baad iyo biyo la’aan.

    Maamulkii Shabaab, waxa dadka ugu darsantay abaar daba dheeraatay oo wixii dad iyo duunyo gacan Shabaab ka badbaaday leysay, ilaa iyo hadda cid gurmad u fidisay iyo cid hadal haysaana ma jirto.

    Haddaba, malyuunneerrada Muqdisho madaxweynenimada malaayiinta doollar ugu bixinaya, dadkii dad ugu xigayna Shabaab iyo abaari isugu darmeen oo bakhtigu u xalaal yahay, sida ay ku dhacday yaa ii micnayn kara?

    Sabriye Musse
    [email protected]
    Muqdisho, Soomaaliya

    Abaar Abgaal Alshabab
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleC/risaaq Jurille: Beesha Daarood uma tartameyso Guddoomiyaha Aqalka Sare, anigana ma doonan…” -DHAGEYSO-
    Next Article Mooshin loo diyaarinayo Shariif Xasan oo xowli uga socda Muqdisho [Yaa ka dambeeya..?]

    Related Posts

    Maxaa Addis Ababa ku qabsaday Xasan Sheekh? (3-da Aragti ee Mucaaradka Madaxweynaha)

    February 18, 2024

    Maxaa lagu diidan yahay Hab-raaca lagu muransan yahay ee Dastuurka..?

    January 24, 2024

    Hadal jeedinta Madaxweynaha iyo Waxyaabihii la tabey ee ka Maqnaaa (Qormo).

    January 3, 2024

    Yusuf Garaad oo ka hadlay Dhibaato culus oo ka jirta Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

    November 29, 2023

    5 Arrin oo lagu diidan yahay Qorshaha Dastuurka ee Xasan Sheekh iyo waxa ka dhalan kara

    November 27, 2023

    C/raxman C/shakuur oo Qoraal talo- culus xambaarsan u diray Siciid Deni

    November 7, 2023

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo