Dowladda Turkiga ayaa bilowday inay ciidamadiisa kala baxdo dalka Afghanistaan, kadib markii ay Daalibaan dalbatay inay dhammaan ciidamada shisheeye dalkaasi…
Browsing: Afghanistan
Kadib guushii ay Daalibaan ka gaareen inay mar kale qabsadaan Dalaka Afghanistan bartamihii Ogost 2021, waxaa si weyn la isu…
Dhaqdhaqaaqa Daalibaan ee la wareegay inta badan dalka Afghanistan ayaa shaacisay inay dagaal-yahanadeeda ay hareereeyen maleeshiyadka ku sugan Dooxada Panjshir…
Waxaa sii xumaaneysa xaaladda Garoonka Diyaaradaha Hamid Karzai ee magaalada Kaabul oo ay ka socdaan daadgureynta Ajaaniibtii dalkaasi ku noolaa…
Madaxweynihii Dalka Afghansitan ee dalkiisa ka tegay Ashraf Ghani ayaa markii ugu horeysay si toos ah uga hadlay xaaladii uu…
Dowladda Turkiga ayaa shaacisay inay diyaar u tahay inay taageero farsamo iyo mid amni siiso Daalibaan oo dhowaan la wareegtay…
Xoogagga Daalibaan ayaa burburiyey taallo loo dhisay hoggaamiye maleeshiyo Shiico ah oo hore ula dagaalamayintii uu socday dagaalkii sokeeye ee…
Wasiiru Dowlaha Wasaarada waxbarashada Xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed (Jaabiri) ayaa ka digay in waxa ka dhacay Afghanisan ay Soomaaliya…
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa difaacay go’aankiisii ahaa in ciidamada Mareykanka laga saaro Afghanistan, xilli ay si degdeg ah ay…
Sawir aad loola yaabay ayaa laga qaaday boqolaal Reer Afghanistan ah oo Diyaarad ay leeyihiin Milateriga Mareykanka ka raacay Garoonka…
Xilli Mareykanka iyo Dalalka Reer Galbeedka ka baxayaan dalka Afghanistan ayna Caasimadda Kaabul ka socoto daadgureyntii ugu weyneyd ee diblomaasiyiinta,…
Garoonka Diyaaradaha magaalada Kaabul ayaa waxaa buux dhaafiyey Diblomaasiyiin, Saraakiil, shaqaalaha Anjabi ah iyo dad u dhashay Afghanistan oo doonaya…
Madaxweynihii Afghanistan ee ka baxsaday dalkiisa Ashraf Ghani ayaa farriin u diray shacabka dalkiisa iyo kooxda Daalibaan, isagoo sheegay inuu…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada Xarakada Daalibaan inay qabsadeen xarunta Madaxtooyada magaalada Kaabul ee caasiladda Afghanistan.
Wararkii uu danbeeyay ee xaaladda dalka Afghanistan ayaa sheegaya in Madaxweynihii dalkaasi Ashraf Ghani uu ka cararay, kana dhoofay caasimadda…
Wararka laga helayo magaalada Kaabul ee caasimadda dalka Afghanistan ayaa sheegaya in rasaas laga maqlayo magaalada, iyadoo cabsi weyn ay…
Maleeshiyada Xarkada Daaalibaan ayaa qabsatay magaalada ugu muhiimsaneyd dalkaasi ee Waqooyiga dalka Afghanistan ee Mazar-Asharif.
Xaflad aroos oo ka socotay magaalada Kabul ee dalka Afghanistan ayaa isu bedeshay tacsi, kadib markii Qarax lala beegsaday, halkaasina…
Kooxda Daalibaan ayaa ku dhawaaqday xabad joojintii ugu horeysay ee dalka Afghanistan tan iyo intii Mareykanku ku duulay dalkaasi sanadkii…
Ugu yaraan 7 qof ayaa ku geeriyootay, 9 kalena way ku dhaawacmeen qarax ismiidaamin ah oo maanta lagu qaaday kulan…
