Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Muuqaal Dunida ka yaabiyey: Hal Diyaarad oo 640 Qof ka qaaday Garoonka Magaalada Kaabul (Sawirro)

    Muuqaal Dunida ka yaabiyey: Hal Diyaarad oo 640 Qof ka qaaday Garoonka Magaalada Kaabul (Sawirro)

    August 17, 2021Updated:August 17, 20212 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Sawir aad loola yaabay ayaa laga qaaday boqolaal Reer Afghanistan ah oo Diyaarad ay leeyihiin Milateriga Mareykanka ka raacay Garoonka Hamid Karzai ee magaalada Kaabul.

    Sawirka cajiib ah oo lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinaya boqolaal qof oo saarnaa diyaarad ay leeyihiin ciidamada cirka ee Mareykanka oo nooceedu yahay diyaaradda xamuulka ee C-17, taaasoo Axaddii ka duushay magaalada Kaabul.

    Sida laga soo xigtay barta Defence One, oo sawirka laga helay 640 qof ayaa saarnaa diyaaradda, taas oo aad uga badan qaadkeeda, waxaana caadi ahaan loogu talogalay in diyaradaasi qaado 150 askari oo ah kuwa Dallaayadaha ku booda.

    Diyaaradan ayaa markii ay ciidamo Mareykan ah geysay magaalada Kaabul, ayna dooeysay inay noqoto waxaa kusoo qamaamay boqolaal qof oo reer Afghanistan ah, kuwaasoo hore ula soo shaqeeyay Mareykanka, una diyaarsanaa in la qaado.

    Dadkan ayey duuliyeyaasha Diyaarada u fasaxeen inay raacaan diyaaradda, waxaana diyaaradda iska buuxiyey qoysas dhan, dhalinyaro, caruur iyo dad nooc kasta leh, waxaana gudaha diyaaradda ka muuqda inay si xad dhaaf ah u buux dhaafiyeen diyaaradda Xamuulka ah.

    Warkii ugu horeeyay ee dadka faraha badan ee raacay diyaaradda C-17 waxaa lasoo weriyay inuu wadahadal dhex maray maamulayaashii garoonkii Diyaaradda ee ay ku socotay iyo duuliyeyaasha Diyaaradda oo markii la weydiiyey inta qof ee ay sidaan ku jawaabay: 800 qof, taasoo aad uga yaabisay hagayaasha Diyaaradda ee Garoonka ay ku socotay oo aan la shaacin.

    Tirada dadka la socday diyaaradda ayaa markii dambe la xaqiijiyey inay noqdeen 640 qof, taasoo ah tiro aanay hore diyaaradaasi u qaadin oo lama filaan noqotay, inkastoo ay tahay diyaarad xamuul oo aad u culus.

    Satellite images show the number of people on the tarmac at Kabul airport desperately trying to get onto flights out of Afghanistan on Monday
    Thousands of Afghan nationals rushed to the airport on foot on Monday to try to get on evacuation flights as the Taliban took over
    The US Embassy has been evacuated and the American flag lowered, with diplomats relocating to the airport in scenes reminiscent of the evacuation of the embassy of Saigon in 1975. Other Western countries have also closed their missions and are flying out staff and civilians after the Taliban walked into Kabul's presidential palace
    Afghanistan C-17 Kabul Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCiidamada Mareykanka oo Rasaas ku riday Boqolaal Dad ah oo ku qamaamay Garoonka Kaabul iyo Dil…
    Next Article Joe Biden: Afghanistan uma tegin inaan Dowlad u dhisno, ama difaacno Dowlad aysan ciidankeedu dagaal rabin”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo