Browsing: Afghanistan
Dowladda Mareykanka ayaa ugu danbeyn ogolaatay inay bixiso magdhow dad shacab ah oo ay ku leysay weerar Diyaarad Drone ah…
Daalibaan ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqday xukuumad xilgaarsiin ah oo kumeelgaar ah, iyadoo la magacaabay Ra’iisal wasaare, wasiiro iyo mas’uuliyiin…
Hoggaamiyaha Jabhadda Iska caabinta ee kasoo horjeeday Daalibaan, xarunteeduna ahayd Gobolka Panjshir, Axmed Mascuud, ayaa qiray in laga qabsaday xaruntiisii,…
Kooxda Taliban ayaa shaacisay inay guud ahaan la wareegtay Gobolka Panjshir oo ahaa kan kaliya ee ka maqnaa gacanteeda dalka…
Mareykanka ayaa lagu eedeeyay inuu si ulakac ah u burburiyey Garoonka Diyaaradaha magaalada Kaabul iyo Qalabkii uu ku howlgeli jiray…
Daalibaan oo weerar culus u qaaday Gobolka Dooxada Panjshir oo ah halka ugu dambeysa ee dalka Afghansitan ee gacanteeda ka…
Xarakada Daalibaan ayaa shaacisay inay go’aansatay dagaal ay ku qaado Gobolka Panjshir ee uu ka taliyo Axmed Mascuud oo uu…
Weerar Gantaallo ah ayaa lagu qaaday Garoonka Diyuuradaha magaalada Kaabul, iyadoo Mareykanku sheegay inuu hawada ku burburiyay Gantaallahaasi.
Dhaqdhaqaaqa Daalibaan ayaa ku jira diyaargaroowgii ugu dambeeyay ee ku dhawaaqista Golaha Wasiirrada ee cusub xukuumadda ay ka dhisayaan oo…
Wararka laga helayo dadlka Afghanistan ayaa sheegaya in ciidamada Mareykanka ay duqeyn ka fuliyeen magaalada Kaabul.
Wararka laga helayo magaalada Kaabul ee dalka Afghanistan ayaa sheegaya in Qarax weyn laga maqlay agagaarka Garoonka Diyaaradaha Hamid Karzai…
Dhaqdhaqaaqa Daalibaan ee qabsaday dalka Afghanitan ayaa sheegay inuu Turkigu oggolaaday codsigoodii ku saabsanaa inuu maamul howlgelinta Garoonka Diyaaradaha Hamid…
Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka ayaa shaacisay inay duqeyn cirka ah ku qaaday dalka Afghanistan, iyadoo lagu beegsaday Ururka Daacish ee dalka…
Ururka Daacish ayaa sheegtay qaraxyadii is-miidaaminta ahaa ee ka dhacay magaalada Kaabul ee qasaaraha badan dhaliyey.
Waxaa soo baxaya qasaare xoog leh oo ciidamada Mareykanka kasoo gaaray qaraxyadii Is-miidaaminta ahaa ee ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Magaalada…
Faahfaahin dheeraad ah aya laga helayaa qaraxyo is-miidaamiyeyaal ka geysteen albaabyada laga soo galo garoonka diyaaradaha Hamid Karzai ee magaalada…
Qarax labaad ayaa lasoo weriyey inuu ka dhacay Garoonka Diyaaradaha magaalada Kaabul ee dalka Afghanistan, kuwaasoo dhaliyey qasaare dhimasho iyo…
