Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Faahfaahin: Qaraxyadii ka dhacay Garoonka magaalada Kaabul & Askar Mareykan ah oo ku dhintay (Sawirro)

    Faahfaahin: Qaraxyadii ka dhacay Garoonka magaalada Kaabul & Askar Mareykan ah oo ku dhintay (Sawirro)

    August 26, 2021Updated:August 26, 20212 Mins Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Faahfaahin dheeraad ah aya laga helayaa qaraxyo is-miidaamiyeyaal ka geysteen albaabyada laga soo galo garoonka diyaaradaha Hamid Karzai ee magaalada Kaabul.

    Laba qarax oo daqiiqado u dhaxeysay ayaa ka dhacay Dhinaca Bari ee garoonka Kaabul, halkaasoo oo is-miidaamiyeyaal ay ku beegsadeen halka laga halo Garoonka oo ciidamada Mareykanka ee Abbey ay ka dhowaayeen iyo Hotelka Barons, isla markaana boqolaal dad ah ay sugayeen inay gudaha u galaan Garoonka.

    Qasaaraha Qaraxyada aya sii kordhaya iyadoo qaraxa hore uu ahaa midka dhaliyey waxyeellada ugu badan, waxaana wararkii ugu danbeeyay sheegayaan in ilaa 40 qof ay ku dhinteen, ayna ku dhaawacmeen in ka badan 90 kale.

    Askar Mareykan ah ayaa dhaawacyo kasoo gaareen qaraxyada, waxayna wararku sheegayaan in tiradoodu badan tahay, iyadoo hore loo sheegay inay ku dhaawacmeen 3 askari. Qaar ka mida askarta Mareykanka ayaa dhaawacyadoodu culus yihiin.

    Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka ayaa xaqiijisay in qaraxa ka dhacay Garoonka Kaabul ay dhimasho iyo dhaawac kasoo gaaray Askar Mareykan ah, iyadoo aan weli la shaacin tirada geerida iyo dhaawaca askarta.

    Warbaahinta Mareykanka ayaa shaacisay in 12 askari oo dhaqtar ahaa ay Mareykanka ugaa dhinteen qaraxyada. Daalibaan ayaa cambaareysay qaraxyada, waxayna sheegtay inuu ka dhacay goob ay maamulaan Ciidamada Mareykanka.

    Xaaladda Garoonka Diyaaradaha Kaabul ayaa caawa kacsan, waxaana gebi ahaan xeyndaabkiisa laga saaray dadkii faraha badnaa ee ku sugnaa, iyadoo laga sii xigay qaraxyo kale, waxaana la sheegay in tobanaan is-miidaamiyeyaal ah oo ka tirsan Daacish ay ku sugan yihiin agagaarka Garoonka Kaabul.

    A wounded man lies on the ground after a massive blast in Kabul on May 31, 2017.
    President Joe Biden has been briefed on the attack which took place at the Abbey gate of the Hamid Karzai where there were also reports of gunfire
    Images from the scene show scores of bloodied people being carried away from the bombsite with witnesses saying they saw 'so many hurt'

    Afghanistan ISIS Kabul Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleQarax labaad oo ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kaabul iyo Xog cusub oo laga helay xaaladda…
    Next Article Askar badan oo Mareykanka looga dilay Qaraxyadii Kaabul (Akhriso tirada rasmiga ah ee ka dhintay)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo