Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»“Mareykanka waxay 70% sii burburiyeen Qalabkii Garoonka Diyaaradaha Kaabul markii ay ka baxayeen”

    “Mareykanka waxay 70% sii burburiyeen Qalabkii Garoonka Diyaaradaha Kaabul markii ay ka baxayeen”

    September 5, 2021Updated:September 5, 20212 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Mareykanka ayaa lagu eedeeyay inuu si ulakac ah u burburiyey Garoonka Diyaaradaha magaalada Kaabul iyo Qalabkii uu ku howlgeli jiray markii ay ka baxayeen dalkaai ee 30-ka Ogost 2021.

    Madaxa cusub ee Hay’adda Duulista Rayidka Dalka Afganistan Mawlawi Rahmatullah Kalzar, ayaa sheegay in askarta Maraykanka ee ka baxayey Afghanistan ay burburiyeen 70% qalabkii Madaarka Caalamiga ah ee Hamid Karzai ee magaalada Kaabul.

    Wuxuu intaasi ku daray in gebi ahaanba ay Mareykanku burburiyeen Qalakii Raadaarka iyo Xarunta laga hago Diyaaradaha, kaasoo ay dib u dayac tireen kooxda farsamada ee ka socotay dalka Qatar, waxaa sidoo kale la ciladeeyey oo diyaaradii ay lahayd Hay’adda Duulista Afghanistan, burburka gaaray Garoonka diyaaradaha Kaabul lagu qiyaasay 25 illaa 30 milyan oo doollar.

    Shirkadda Diyaaradaha Dalka Afghanistan ee ARIANA ay hadda leh4 diyaaradood oo kaliya, kuwaasoo shaqeyn kara muddo laba sano ah. Shirkadda ay degdeg ugu baahan diyaarado si ay ugu howlgasho.

    Ciidamada Mareykanka ayaa kharibay 70%, shaqadii garoonka Magaalada Kaabul iyo Qalabkii uu ku shaqeyn lahaa, waxaana burburka garoonka qeyb ka qaaday kumanaan dad ah oo ku xoomay, kuwaasoo waxyeelo gaarsiiyay hoolalka laga dhoofo iyo kuwa laga soo dego.

    Duulimaadyada gudaha ayaa ka bilowday Garoonka Kaabul shalay, markii uu hakad ku jiray muddo toddobaad ah, waxaana dadaal loogu jiraa inay dib u bilowdaan duulimaadyadii Dibadda iyo kuwii samafalka oo waqti qaadan doona.

    Dowladaha Qatar iyo Turkiga ayaa gacan ka geysanaya dib u habeynta Garoonka Kaabul, iyadoo farsamayaqaano ka socda dalka Qatar ay wadaan howsha dib u dayactirka Garoonka.

    The Taliban are in full control of Kabul's international airport after the last US plane left its runway, marking the end of America's longest war. [Kathy Gannon/AP Photo]
    Since becoming the de-facto government on August 15, 2021, the Taliban now have access to billions of dollars in foreign-funded military equipment, including military planes and helicopters that belonged to foreign forces and the former government  [Mohammad Aref Karimi/Al Jazeera]
    Until two weeks ago, planes belonging to the Afghan Air Force used to hunt down the Taliban, now they are under their control as the group takes over the Hamid Karzai International Airport in Kabul [Mohammad Aref Karimi/Al Jazeera]
    Taliban fighters stand guard inside the Hamid Karzai International Airport after the US withdrawal. [Kathy Gannon/AP Photo]
    Afghanistan Dalibaan Kabul Airport Qatar
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAgaasimaha Hay’adda NISA oo go’aansaday inuu degdeg ugu laabto Muqdisho, kadib Amarkii RW Rooble
    Next Article Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guuleed oo heshiis ka gaaray khilaafkii dheeraa ee Doorashada (Akhriso 4 Qodob)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo