Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Daalibaan oo ku dhawaaqday inay Dagaal culus ku qaadeyso Dooxada Panjshir iyo waanwaan fashilantay

    Daalibaan oo ku dhawaaqday inay Dagaal culus ku qaadeyso Dooxada Panjshir iyo waanwaan fashilantay

    September 2, 2021Updated:September 2, 20212 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xarakada Daalibaan ayaa shaacisay inay go’aansatay dagaal ay ku qaado Gobolka Panjshir ee uu ka taliyo Axmed Mascuud oo uu dhalay hoggaamiyihii degaankaasi ee Axmed Shah Mascud.

    Arrintan ayaa ka danbeysay kadib markii ay fashilmeen wadahadal waanwaan ah oo u socday Kooxda Kacdoonka Shacabka la baxday ee uu hoggaamiyo Axmed Mascuud iyo Xarakada Daalibaan, iyadoo shuruudo adag uu la yimid, taasoo keenay in lagu kala tago wadahadalkii socday.

    Ahmad Massuud wuxuu hormuud u ahaa Jabhadda Wax iska caabinta Afghanistan. Wuxuu aad ugu eg yahay aabihiis muuqaal, iyadoo ay Gobolka Panjshir oo ee Dooxadaha ay ay galeen kumanaan Ciidamadii dowladda Afghanistan ee burburtay, wuxuu kaloo heystaa maleeshiyo ay isku beel yihiin oo u dagaalama.

    Wararka ayaa sheegaya inuu shuruudo adag ku xiray Daalibaan, kuwaasoo ay ka mid yihiin kooxdiisa la siiyo 30% Xukuumadda dowladda Afghanistan, inaan hubka laga qaadi karin kooxdiisa iyo maleeshiyada uu xukumo iyo inaan la magacaabi karin mas’uuliyiin aanu raali ka ahayn.

    Arrintan waxay keentay in Daalibaan ay hadda isu diyaarineyso dagaal ay ku qaado Gobolka ugu danbeeya ee gacanteeda ka maqan dalka Afghanistan, kaasoo hore loogu yiqiin inuu yahay Dooxo Buuraley ah oo ay adag tahay dagaal lagu galo.

    Xiisadda Daalibaan iyo Axmed Mascuud ayaa bilaabatay markii uu wiilan reer Galbeedka warqad u qoray warbaahinta Mareykanka, isagoo ka codsanaya dalalka reer Galbeedka inay ku taageeraan sidii uu ula dagaalami lahaa Daalibaan, isla markaana uu ku socon doono jidkii aabihii.

    “Waxaan qoraalkan kasoo qorayaa Dooxada Panjshir, anigoo diyaar u ah inaan raaco wadadii aabbahay, waxaa ila socda dagaalyahanno mujaahidiin ah oo diyaar u ah inay mar kale la dagaalaman Daalibaan. Waxaan leenahay bakhaarro rasaas iyo hub ah oo aan si samir leh u soo aruurinnay tan iyo waagii aabbahay, maxaa yeelay waxaan ogeyn inay maalintani imaan karto. ” ayaa ka mid ahaa qoraalkii uu Axmed Mascuud u diray dalalka reer Galbeedka.

    Afghanistan Ahmed Masoud Panjshir Taiban
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAfhayeenka Alshabaab Farriin Digniin Culus u diray Dadka ku howlan Doorashada Federaalka
    Next Article Dowladda Qatar oo koox farsamo u dirtay Garoonka Kaabul (Turkiga iyo Qatar oo Daalibaan ka taageeraya..)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo