Wararka laga helayo degmada Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya inuu saaka xirmay isku socodka jidka u dhaxeeya Muqdisho iyo…
Browsing: Afgooye
Wararka laga helayo degmada Afgooye ayaa sheegaya in halkaasi xalay ay koox hubeysan ku dishay askari ka tirsan ciidamada dowladda.
Wararka laga helayo gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in nabadoon caan ah lagu dilay degmada Afgooye.
Ciidamada DANAB ee Kumaandooska xoogga dalka Soomaliya ayaa kooxda Alshabaab kala wareegay degaanka Beladul Amiin ee degmada Afgooye, Gobolka Shabeellada…
Sarkaal ka tirsan ciidamada sirdoonka ee NISA ayaa la sheegay in toogasho khaarijin ahayd lagu dilay.
Ciidamada AMISOM ayaa bandhig hub iyo ciidamo muujin ah ka sameeyay Gobolka Shabeellaha Hoose, iyagoo sheegay inay bilaabayaan hawlgal ballaaran…
Wararka laga helayo degmada Afgooye ayaa sheegaya in qaraxyo lala beegsaday xero ay ku sugnaayeen ciidamada dowladda.
Wararka laga helayo gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in koox hubeysan ayaa fal dil ah maanta ka geystay degmada Afgooye ee…
Wararka laga helayo Gobolka Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in weerar qarax ah lala beegsaday Gaari ka mid ahaa Kolonyo…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoosse ayaa in kooxda Al-shabaab ay xalay dad rayid ah ka afduubteen degmada Afgooye.
Maleeshiyo ka tirsan kooxda Alshabaab ayaa caawa weerar ku qaaday fariisin ay ciidamada dowladda ku leeyihiin degmada Afgooye ee Gobolka…
Ciidamada xasilintaa caasimadda ayaa howlgalkoodii ugu horeeyay uga baxay caasimadda Muqdisho iyadoo gaaray Degmada Afgooye.
Howlgalkii ugu weynaa oo ciidamada xoogga dalka ay u dhigaan kooxda Alshabaab ayaa lagu dilay maleeshiyo ka tirsan Alshabaab oo…
Wararka laga helayo degmada Afgooye ee Gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in askar ka tirsan ciidamada lagu khaarijiyay.
Dadweyne careysan ayaa saaka Bannaanbax weyn ka dhigay degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose.
Dabley hubeysan ayaa degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada Hoose maanta ku dishay Nabadoon caan ah.
Wararka laga helayo Gobolka Shabeellada hoose ayaa sheegaya in caawa degmada Afgooye lagu dilay oday dhaqameed caan ah.
Gaari ay la socdeen dad shacab ah ayaa lagu rasaaseeyay duleedka Degmada Afgooye, ee Gobolka Shabeelada Hoose.
Al-Shabaab ayaa caawa weerar ku qaaday degmada Afgooye, halkaasoo uu ka dhacay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh.
Wararka laga helayo degmada Afgooye ayaa sheegaya in weerar culus ay ku soo qaadeen dagaalamayaasha kooxda Alshabaab.
