Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee Shabellaha Hoose ayaa sheegayaan inuu iska hor imaad halkaasi ku dhex maray ciidamo ka…
Browsing: Afgooye
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lacag ku dhow 20,000 oo doolar (labaatan kun oo doolar) u bixiyay samafal iyo…
Madaxweynaha Soomaaliya oo dhowaan booqday degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa amar ku bixiyay in Afgooye ammaan ahaan la…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ballabqaaday haddii uu 4-ta sano ee uu heysto wax ku qaban waayo inuusan…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa joojiyay canshuurtii maamulka degmada Afgooye ee Koonfur Galbeed ka qaadi jiray dadka.
Socdaalkii madaxweynaha Soomaaliya ee la qorsheeyay inuu ku tago degaano ka tirsan Gobolka Shabeelada Hoose ayaa lagu koobay degmada Afgooye.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/LLaahi Farmaajo oo maanta booqday magaalada Afgooye ee duleedka Muqdisho
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) oo maanta socdaal dhulka ku gaaray magaalada Afgooye ayaa kulan la qaatay waxgaradka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in jidka isku xira magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye gebi ahaan la xiray.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Afgooye ee Gobolka Shabeelada Hoose.
Wararka laga helayo Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in fal afduub ah uu ka dhacay xalay.
Burcad dhac ku heysa dadka iyo rakaabka saaran gaadiidka ayaa ka dilaacday Gobolak Shabeelaha Hoose, gaar ahaan degmada Afgooye.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar qarax ay oo saaka ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabeelada Dhexe.
Faahfaahin kasoo baxeysa dagaalkii shalay ay kooxda Alshabaab ku qaadeen degmada Afgooye ayaa sheegaya in la dilay haween caan ka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar ay kooxda Alshabaab ku qaadeen degmada Afgooye.
Gaari ay leeyihiin ciidamada ayaa qasaare dhimasho iyo dhaawac ka geystay duleedka magaalada Muqdisho kadib markii uu dul maray gaari…
Kooxda Alshabaab ayaa dagaal ku qaaday maqribnimadii Caawa degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday bar ay ciidanka ku leeyihiin Ex. Koontarool Afgooye…
Kulan degdeg ah oo maanta ka dhacay xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia ayaa looga hadlay dagaalkii kediska ahaa ee shalay…
Xaalada magaalada Afgooye ayaa saaka degan kadib weerarkii weynaa ee Alshabaab shalay ku soo qaaday degmadaasi oo saacado ay heysteen.
