Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa war kasoo saaray weerarkii lagu dilay Waaligii Alshabaab ee G/Banaadir Cali Maxamuud Xuseen…
Browsing: AFRICOM
Dowladda Mareykanka ayaa taliye gaar u xil saaray ciidamada Mareykanka ee jooga Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Garoonka Diyaaradaha Muqdisho u tegay la-kulanta taliyaha Taliska ciidamada Afrika ee Mareykanka Gen. Thomas Waldhauser.
Dowladda Mareykanka aya sheegtay in howlgalkeeda Soomaaliya ee tababarka Ciidamada Dowladda iyo la-talinta hadda in loo weeciyay goobaha dagaallada tooska…
