War kasoo baxay Booliska Maamul Goboleedka Galmudug ayaa looga digay madaxdii hore ee kooxda Ahlu Suna inay joojiyaan abaabulka ciidan…
Browsing: Ahlu suna
Madaxdii Ahlu-suna ee Gobollada Dhexe ayaa dib ugu laabtay Gobolka Galgaduud, kadib markii ay muddo sanad iyo bar ku dhowaad…
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamadii hore uga tirsanaa Ahlu suna ee ku biiray xoogga dalka ay…
Wasaarada Amniga Galmudug ayaa amr ku bixsay in la furo Masjid ku yaalla magaalada Guriceel, waxayna sharci darro ku tilmaanay…
Madixii hore ee xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir ayaa soo saaray war-saxaafadeed xambaarsan xaalad cusub, kadib markii ay madaxda Ahlu…
Hoggaamiyaha Ahlu suna ee siyaasadda ka fariistay Macalin Maxamuud Sheekh Xasan ayaa loo ogolaaday inuu dibadda u dhoofo, kadib kulan…
Askar ka tirsan ciidamada Booliska dowladda Soomaaliya ee Haramcad ayaa la xiray kadib markii ay muuqaal ay soo duubeen ku…
Waxaa xaruntii Ahlu suna ee INJI, magaalada Dhuusamareeb howlgal ciidamada dowladda Soomaaliya ee Gorgor kula wareegayaan Gaadiidkii iyo maleeshiyadii Alshabaab…
Sheekh Maxamed Shaakir ayaa saxaafadda la hadlay, kadib markii lasoo afjaray dagaalkii magaalada Dhuusamareeb, wuxuuna caddeeyay inay u tanaasuleen shacabka,…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay gudaha u galeen xarunta INJI ee fadhiga u ahayd…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in xaalada ay hadda degan tahay kadib dagaal saacado badan qaatay oo…
Waxaana weli magaalada Dhuusamareeb ka socda dagaalkii u dhaxeeyay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo maleeshiyada Ahlu suna, iyadoo warar kala duwan…
Wararka ayaa sheegaya hadda soo dhacay ayaa sheegaya in dagaalkii ka socday magaalada Dhuusamareeb uu hoos u dhacay, iyadoo markii…
Waxaa weli dagaal ka socdaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, iyadoo rasaas xoog leh ay dhaceyso, isla markaana ay…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamo taageersan Ahlu suna ay dagaal ka bilaabeen magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.
Dagaal ayaa ka socda magaalada Dhuusamareeb, kaasoo dhex maraya ciidamada dowladda iyo kuwa Ahlu suna ee magaalada ku wada sugnaa,…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa ku eedeeyay Ahlu suna inay weerar ku qaaday bar Koontrool oo u dhow…
Sheekh Maxamed Shaakir madaxweynaha Galmudug ee Ahu suna magacawday ayaa shaaciey inay ciidamada dowladda Soomalaiya ee ku sugan magaalada Dhuusamareeb…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegeya in caawa rasaas laga maqlay magaalada, taasoo u dhaxeysay ciidamada…
Ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sii xoojiyey xayiraadda saaran xarunta Ahlu suna…
