Wararka laga helayo magalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya inuu fal dil ah ka dhacay gudaha xarunta weyn…
Browsing: Ahlu suna
Ciidamada dowladda Federaalka ayaa la wareegay Koontaroolada lagu qaado canshuuraha ee magaalada Dhuusamareeb, xarunta maamulka Galmudug.
Ciidamo fara badan ayaa la dhigay wadooyinka magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, iyadoo laga cabsi qabo inuu halkaasi ka…
Hoggaamiyaha Ahlu suna ee Gobollada Dhexe Macalim Maxamuud Sheekh Xasan Faarax ayaa aamusnaantii ka baxay isagoo sheegay in Ahlu suna…
Madaxweynaha Galmudug ee Ahlu suna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa dib u soo celiyay Golihii Wasiirada ee xukuumadii Xaaf,…
Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo madaxweyne u ah Galmudugta Ahlu suna ayaa War-saxaafadeed uu soo saaray ku caddeeyay inaysan…
Safiirka Mareykanka u jooga Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa xalay soo saaray qoraal kooban oo ku saabsan xaaladda Galmudug, iyadoo warkaasi…
Sheekh Maxamed Shaakir oo dhowaan Ahlu suna u dooratay madaxweynaha Galmudug ayaa qoraal u diray beesha caalamka, isagoo ka digay…
Madaxii xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay inuu yahay Madaxweynaha Galmudug, kadib shir ka…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in tiradii ugu badneyd xildhibaannada ay soo xushay Ahlu suna ay dib ugu…
Qorshihii Ahlu suna ku dooneysay inay Baarlamaan u dhisto Galmudug ayaa fashil ku dhow, kadib markii ay diideen inay Baarlamaankaasi…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya in Ahlu suna ay wado qorshe ay ku shaacineyso xildhibaanno…
Xildhibaankii labaad ee ka mida xildhibaannada ay soo xushay Ahlu suna oo ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ayaa qaatay aragti ka…
Qoraal kasoo baxay madaxii xukuumadda Ahlu suna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa lagu eedeeyay dowladda Federaalka inay afduubatay Geedi-socodkii…
Hoggaamiyaha Ahlu suna Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax ayaa la yimid dalab cusub oo ku saabsan in xil sare laga…
Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa soo saaray qoraal uu ku sheegay inuu yahay madaxweynaha sharciga…
Afar ka mida musharixiintii xilka Madaxweynaha Galmudug ayaa shaaciyey inaysan ka qeyb galeynin doorashada Madaxweynaha Galmudug.
War-saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxa Xukuumadda Galmudug ayaa lagu shciyey ianysan Alu suna qeyb ka aheyn Doorashada Galmudug oo uu…
Shan xildhibaan oo ka mida Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo madaweyne ku xigeenka Galmudug ayaa ka hor yimid guddiga intiisa kale…
Kulankii labaad ee ay maanta yeesheen Guddigga Doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa lagu doortay guddoonkii Guddigan oo ka kooban guddoomiye, ku-xigeen…
