Iyadoo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ay maanta kulankoodii ugu horeeyay ku yeesheen xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka Galmudug ayaa…
Browsing: Ahlu suna
Guddiga Farsamada iyo maamul u sameynta Galmudug ayaa ku jira saacadihii ugu danbeeyay soo saarinta liiska xildhibaannada cusub ee Galmudug.
Khilaafkii ugu weynaa ee hortaagnaa xulista xildhibaannada cusub ee Galmudug ayaa xal laga gaaray, kadib markii uu waanwaan ka galay…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in amniga magaalada si weyn loo xoojiyey, kadib markii uu gaaray Ra’iisal…
Beesha Xeraale ayaa ka hor timid xildhibaanadii la siiyey kooxda Ahlu suna ee ay dhowaan soo magacawday, iyagoo ka biyo…
Ciidamada dowladda ee ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa joojiyay xaflad lagu taageeri lahaa xildhibaannada ay soo xuleen Ahlu suna ee…
Ahlu suna ayaa ku gacan seyrtay shuruudaha loo dhigay xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka Galmudug ee ay shalay soo saareen Guddiga…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa soo dhoweeyay heshiiska dhex maray dowladda Federaalka iyo Ahlu Sunna Wal-Jamaaca…
Siyaasiga C/raxmaan C/sharkuur ayaa bogaadiyey heshiiska ay dowladda Somalia iyo Ahlu suna ka gaareen dhinaca siyaasadda iyo xulista Baarlamaanka cusub…
Dowladda Marykanka ayaa soo dhoweysay heshiiska Xukuumadda Somalia iyo kooxda Ahlu suna ee laga gaaray khilaafkii ka taagnaa maamul u…
Wasaaradda Arrimah Gudaha xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay heshiis cusub ay gaaren Ahlu suna iyo dowladda Soomaaliya, kaasoo ku saabsan tirada…
Iyadoo uu dib u dhac ku yimid jadwalkii doorashada Galmudug ayaa waxaa socda waanwaan laga dhex wado Ahlu suna iyo…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in la hakiyey howlhii maamul u sameynta maamulka Galmudug oo la filayay in…
Wararka laga helayo magaalda Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya in Ciidamada dowladda la dhigay magaaladaasi iyadoo si weyn lo…
Qoraal kasoo baxay Guddiga Farsamada maamul dhisidda Galmudug ayaa soo saaray jadwalka guud ee doorashada Galmudug oo ay ka mid…
Dowladda Soomaaliya ayaa wada qorshe ay ku dooneyso inay dhammaan la wareegto maleeshiyada Ahlu Suna ee daacadda u ah hoggaamiyaha…
Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Chaakir Cali Xasan ayaa in Ahlu suna aysan dagaal diyaar u ahayn, isla markaana xaaladda…
Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa ka hadalay xaaladda ka taagan Galmudug ee u dhaxeysa dowladda…
Wasiirka Arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa Ahlu suna ugu baaqay inay dano gaara oo ay leeyihiin aysan…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in ciidamada Ahlu suna qeyb ka mida ay ku sugan yihiin xarunta…
