Wasiirka Arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa Ahlu suna ugu baaqay inay dano gaara oo ay leeyihiin aysan u fashilin Galmudug.
Isagoo Magaalada Guriceel kula hadlayey dadweyne ayuu wasiirku sheegay in waxa ay wadaan Ahlu suna ay tahay dib u noqosho, wuxuuna caddeeyay in culimada aanay jirin wax lagu karaamo darreynayo, balse ay Ahlu suna ugu caqli celiyay inay kasoo laabtaan tallaabooyinka keeni kara fashilka Galmudug.
HOOS KA DAAWO

![Wasiir Sabriye: “Waxaan leenahay Ahlu suna Dan yar oo aad leedihiin Galmudug ha u fashilina…” [Daawo]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2018/01/Wasiirka-cusub.jpg)