Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Galmudug»Waanwaantii ugu danbeysay oo laga dhex wado Ahlu suna & Dowladda Somalia (Hakad la geliyey howlihii Doorashada..)

    Waanwaantii ugu danbeysay oo laga dhex wado Ahlu suna & Dowladda Somalia (Hakad la geliyey howlihii Doorashada..)

    December 1, 2019Updated:December 2, 20192 Mins Read Galmudug
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in la hakiyey howlhii maamul u sameynta maamulka Galmudug oo la filayay in toddobaadkan ay bilaabato iyadoo la xareeyay odayaasha soo xulaya Baarlamaanka cusub.

    Waxaa socda dadaalkii ugu danbeeyay ee lagu doonayo in xal loogu helo khilaafka u dhaxeeya Ahlu suna iyo dowladda Federaalka Somaaliya oo ku saabsan tabashada Ahlu suna ee ah in la siiyo 35 xildhibaan oo ka mida xildhibaannada cusub ee Galmudug oo ay doonayana inay iyagu soo magacaabaan.

    Arrintan ayaa soo shaac baxday kadib markii uu xiriir dhex maray xubno aad ugu dhow hoggaamiyaha Ahlu suna Macalin Maxamuud iyo Madaxda dowladda Soomaaliya, waxaana waanwaanta cusub oo ah tii ugu danbeysay ee heshiis looga raadinayo Ahlu suna hoggaaminaya wasiirkii hore ee arrimaha gudaha dowladii KMG ahayd C/samad Macaalin Maxamuud oo uu dhalay hoggaamiyaha Ahlu suna.

    Lama oga in dowladda Soomaaliya ay u tanaasuli doonto Ahlu suna iyo in xal meel dhexe ah laga gaari doono arrinta Ahlu suna, laakiin waxaa marar badan fashilmay shirar aan kala go’ lahayn oo dhex maray labada dhinac.

    Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa soo saart ay 44 oday ee Galmudug oo soo xulaya baarlamaanka cusub ee maamulka Galmudug oo ka kooban 89 mudane, waxaana hor loo soo saaray jadwalka doorashada Galmudug.

    Ahlu suna DOORASHADA GALMAUDUG Galmudug Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXisbiga JDP oo Dowladda Soomaaliya uga digay Faragelinta Doorashada Galmudug
    Next Article Madaxweynaha Somaliland oo xilalkii ka qaaday Wasiiro iyo Wasiir ku xigeeno [Akhriso: Magacyada 6 Wasiir oo cusub &…]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo