Ahlu suna ayaa la sheegay inay goor dhoweyd xoriyadeedii u soo celisay Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaran Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo…
Browsing: Ahlu suna
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaran Xaliimo Maxamed Ismaaciil (Xaliimo yarey) muddo lagu xayiray magaalada…
Madaxweynihii maamulkii Ahlu suna ee Gobollada Dhexe Sheekh Axmed Shaakir Cali Xasan oo hadda noqday wasiirka koowaad ee maamulka Galmudug…
Qoraal dheer oo ay ku saxiixan yihiin xildhibaannada Beesha Cadaado ugu jira Maamulka Galmudug ayaa lagu diiday heshiiskii dhex maray…
Dowladda Soomaaliya ayaa xil nooc cusub ah u magacawaday xildhibaan iyo wasiir hore C/samad Macalin Maxamuud.
Madaxda Maamulka cusub ee Galmudug oo ka kooban Galmudug iyo Ahlu suna ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay siyaasiyiin, xildhibaanno…
Wadahadal magaalada Muqdisho ku dhex maray madaxda Ahlu suna iyo Maamulka Hirshabeelle ayaa looga hadlay xaaladda degmada Matabaan ee Gobolka…
Maamulada Galmudug iyo Ahlusunna ayaa Galabta xarunta Madaxtooyada ku saxiixday Heshiis ka kooban 14-Qodob. Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf…
Xaflad ay heshiis awood qeybsi ah ku saxiixeen Galmudug iyo Ahlu suna ayaa goor dhoweyd lagu saxiixay magaalada xarunta Madaxtooyada…
Maamullada Galmudug iyo Ahlu suna oo dhowaan heshiis ku gaaray dalka Jabuuti, kaasoo ay qabanqaabisay IGAD ayaa maanta heshiis guud…
Garab ka mida kooxda Ahlu suna oo qaab beeleed u abaabulan ayaa ka hor yimid heshiiska ay magaalada Jabuuti ku…
Maamullada Galmudug iyo Ahlu suna ayaa heshiis hordhac ah maanta ku saxiixday dalka Jabuuti, iyadoo heshiiska buuxa lagu gaari doono…
Urur Goboleedka IGAD ayaa markii ugu horeysay ka hadashay waanwaanta ay ka dhex wado Galmudug iyo Ahlu suna kadib seminaarkii…
Maamullada Galmudug iyo Ahlu suna ee madaxdoodu shirka uga socdo magaalada Jabuuti ayaa la sheegay inay gaareen heshiis is-faham guud…
Madaxwayne ku xigeenka Ahlu-sunna Cabdulaahi Xirsi Diirshe Daacad ayaa qaadacay shirka din heshiisiinta ee dalka Jabuuti uga socda maamullada Galmudug…
Shirkii wadahadalka dib u heshiisiinta maamullada Galmudug iyo Ahlu suna ayaa maanta ka furmay magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti.
Wararka laga helayo dalka Jabuuti ayaa sheegaya inuu manata halkaasi shir wadahadal ah uga bilaabanayo maamulka Galmudug iyo Ahluna.
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo kuxigeenkiisa Maxamed Xaashi Carabey ayaa maanta ka degay magaalada Jabuuti.
Hoggaamiyaha ruuxiga ah ee kooxda Ahlu sunna ee Gobollada Dhexe iyo madaxweynaha maamulka Ahlu suna oo ku sugan magaalada Nairobi…
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya in urur Goboleedyada IGAD uu la wareegay dib u heshiisiinta…
