Ciidamada huwanta ee dowladda Federaalka, kuwa Galmudug iyo maleeshiyada beelaha degaanka ayaa la wareegay dhufeyskii weynaa ee ay Alshabaab ka…
Browsing: Alshabaab
Duqayntii saddexaad ee cirka ah oo ay qaadeen ciidamada Mareykanka ayaa mar kale maanta ka dhacday deegaanka Qaycad ee Koonfurta…
3 Qof ayaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen Qarax lagu xiray bas ay saarnaayeen Ciyaartoy koox kubadda cagta ah oo…
Maxamed Nuur Barre oo loo yaqaan Dhicisow wuxuu kasoo baxsaday Alshabaab, kadib sanad uu ka mid ahaa, wuxuuna u galay…
Amiirka Alshabaab ninka lagu magacaabo Sheekh Axmed Cumar (Abuu Cubeyda) ayaa farriin cod ah oo laga soo duubay uga hadlay…
Alshabaab ayaa shaacisay wareysi lala yeeshay is-miidaamiyihii Jimcihii fuliyey Qaraxa ka dhacay duleedka magaalada Bacaadweyn ee Gobolka Mudug.
Ciidamada dowladda iyo Kuwa maamulka Galmudug ayaa maanta dib u qabsaday degaanka Bacaadweyne ee Gobolka Mudug oo Alshabaab dhowaan qabsadeen,…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax is-miidaamin ah oo saaka ka dhacay agagaarka degaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug oo…
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda dilka Agaasime Wasaaradeed ay sheegtay inuu ka tirsanaa xukuumadda Federaalka.
Maamulka Jubbaland ayaa digniin kasoo saaray Odayaasha Jubbaland ee xiriirka la yeesha Alshabaab xilliga Doorashada.
Tiro madaafiic ah oo xalay lagu weerarray xaruna Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa mas’uuliyadda sheegtay Alshabaab.
Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland C/ladiif Muuse Sanyare ayaa jawaab kulul ka bixiyey hadal kasoo yeeray Odayaal reer Muqdisho ah…
Afhayeenka Howlgallada Alshabaab C/casiis Abuu Muscab ayaa sheegtay inay Alsahbaab dagaalladii Koonfurta Mudug ay qasaare lixaad leh gaarsiiyeen ciidamada dowladda…
Alshabaab ayaa sheegatay in dagaallo culus kadib ay dib u qabsatay degaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug.
Faahfaahin dheeraad aha ayaa laga helayaa dagaal xoog leh oo ciidamada dowladda iyo maleeshiyada Alshabaab ku dhex maray degaano u…
Dagaal ayaa ka qarxay duleedka magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, kadib markii ay weerar qaadeen ciidamada dowladda.
Faahfaahin ayaa kasoo baxeysa dilal khaarijin ah oo Alshabaab ka fulisay degaanka Ceelashada Biyaha iyo Degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho.
Al Shabaab ayaa markii aftaad muddo 3 malmood ah toogasho ku fulisay dad ay kusoo eedeysan inay Basaasay u ahaayeen…
Alshabaab ayaa 27 – 28-ki June Xukunno toogasho ah oo degdeg ku fulisay tiradii ugu badneyd xubno lagu soo eedeeyay…
Alshabaab ayaa soo bandhigtay dardaaran laga reebay Is-miidaamiyihii isku qarxiyey Degaanka Wisil ee Gobolka Mudug, maamulka Galmudug, kaasoo furay weerarkii…
