Weerar xalay Maleeshiyada Alshabaab ku qaaday jasiirada Kudhaa ee Gobolka J/Hoose ayaa la sheegay in lagu qabtay, kadibna lagu dilay…
Browsing: Alshabaab
Maxkamadda Ciidamada Puntland ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa xukun toogasho ah ku fulisay 18 qof oo lagu helay falal aragagixisonimo…
Waxaa soo baxaya faahfaahinta qasaaraha kadhashay dagaalkii ay saaka aroortii Alshabaab ku qaadeen degaanka Wisil ee Gobolka Mudug oo ay…
Ururka Khilaafada Islaamiga ee Daacish ayaa sheegtay mas’uuliyadda Qaraxii lala beegsaday maanta Kolonyo uu la socday wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka…
Waxaa degaanka Shaw ee gobolka Hiiraan shalay ka dhacay fulinta xukun Dil toogasho oo qisaas ahaa, kaasoo lagu fuliyay nin…
Dilal kala duwan ayaa saacadihii ugu danbeeyay ka dhacay magaalooyinka Muqdisho iyo Beledweyne, waxaana sheegtay kooxda Alshabaab.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Dil xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Wadajir oo loo geystay sarkaal…
Alshabaab ayaa war kasoo saartay qarax is-miidaamin ah oo saaka ka dhacay degaanka Biyo-cadde ee Gobolka Sh/Dhexe.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo lala beegsaday saldhiga ciidamada…
Waxaa sii kordhay qasaaraha qarixii is-miidaaminta ee ka dhacay xerada ciidamada Jeneraal Dhega-badan, iyadoo dhaawacyo badan la geeyay isbitaallada Muqdisho.
Maxkamadda Ciidammada Qalabka Sida ee Gobolka Mudug, maamulka Puntland ayaa 17 ruux ku xukuntay Dil toogasho ah, markii lagu helay…
Alshabaab ayaa maamul hoostaga u sameeyay degaanka Bacaadweyne ee Gobolka Mudug, kadib markii ay dagaal kula wareegtay Bishii April 2021.
Beesha Mudullood ee Gobolka SH/Dhexe ayaa bixisay lacag Diyo ah oo ay ku xukuntay Maxkamadda Alshabaab, kadib markii lagu helay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal qaraar oo maanta ka dhacay degaanka War-ciise ee duleedka Magaalada Jowhar, xarunta Hirshabeelle.
Maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ayaa magaalada Muqdisho ku dilay sarkaal ka tirsan Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA.
Taliska ciidamada Xoogga Dalka Soomaaiya ayaa shaaciyey horjooge ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay howlgalka ka socda Gobolka Sh/Dhexe.
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa guulo ka sheegtay howlgallo ay ku qaadeen Gobolka Sh/Dhexe, gaar ahaan degaanada u dhaxeeya Jowhar iyo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax goor dhoweyd ka dhacay magaalada Baydhaba, kaasoo dhaliyey qasaare isugu jira dhimasho iyo…
Ciidamada xoogga dalka oo howlgallo ka wada degaano ka tirsan Gobolka Sh/Dhexe ayaa Al-Shabaab ka burburiyay maxkamad ay Al-shabaab ay…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay xukun xasbi daa’in ah ku riday laba nin oo lagu…
