Qeybta Warfaafinta Alshabaab ayaa baahisay muuqaalka askari ka tirsan ciidamada Kenya oo ay maxbuus ahaan u heystaan, kaasoo lagu qabtay…
Browsing: Alshabaab
Kooxda Alshabaab oo war kasoo saaray qarixii lagu dilay maanta guddoomiyihii deganka Garasbaalley ayaa sheegatay mas’uuliyadda Qaraxa miino ee lala…
Weerarro dhaliyey qasaare isugu jira dhimaho iyo dhaawac ayaa maanta hareeyay xarunta maamulka Hirshabelle ee magaalada Jowhar iyo duleedkeeda, markii…
Waxaa dunida islaamka maanta laga ciidayaa dalal ku yaalla Galbeedka Afrika oo ku dhawaaqay inay Arbacadda maanta 12-ka May 2021…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Alshabaab ay ku dhawaaqday in Berri oo Arbaco ah ay tahay maalinta koowaad…
Maleeshiyada Alsahbaab ee Gobolka Sh/Dhexe ayaa degaanka Raagge Ceelle ka afduubatay, kadibna dishay nin oday ah oo ay ku eedeeyeen…
Hoobiyeyaal maanta lagu weerarray Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa ku dhintay saddex dhalinyaro ah oo deganaa guri ku dhow dhismaha Safaaradii…
Alshabaab ayaa soo bandhigtay caddeyn muujineysa sida ay ula wreegene deganka Badacweyne ee Gobolka Mudug oo ay dhowaan shaaciyeen inay…
Alshabaab ayaa sheegatay dilka sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda oo lagu khaarijiyey weerar nooc cusub ah oo ka dhacay degmo…
Alshabaab ayaa shaacisay xilliga uu bilaabanayo Soonka Bisha Ramadaan, lagana soomayo degaanada a ka taliso ee Koonfurta Soomaaliya.
Xubno lagu eedeeyay Shabaabnimo oo ay ku jiraan Haweeney iyo Gabar ay dhashay ayaa lasoo taagay Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida,…
Wasiirka Amniga maamulka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa si kulul u eedeeyay Garsoorka dowladda Federaalka ee Soomaaliya, kuna tilmaamay inuu…
Horjoogayaal muhiim ah oo Alshabaab u qaabilsanaa Qaraxyada ka dhaca Muqdisho ayaa la ogaaday inay dhinteen siyaabo kala duwan.
Qeybta Warfaafinta Alshabaab ayaa soo bandhigtay muqaallo muujinaya inay qabsatay Saldhigga ciidamada dowladda ee Bariirre, Gobolka SH/hoose oo ay weerar…
Taliska ciidamada Milateriga Soomaaliya ayaa shaaciyey magacyada horjoogayaal ka tirsan Alshabaab oo lagu dilay weerarradii ay kusoo qaadeen shalay xarumaha…
Madasha Badbaado Qaran ayaa bogaadisay sida geesinimada leh ee ciidamada dowladda ee ku sugan Gobolka Sh/Hoose isaga difaaceen weerarradii Alshabaab…
Taliska ciidamada Milateriga Soomaaliya ayaa shaaciyey in weerarkii ay Alshabaab ku qaadeen maanta degaanka Bariirre iyo degmada Aw-dheegle looga dilay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay weerar xoog leh oo Alshabaab saaka aroortii ka hor salaadii subax ku qaadeen ku…
Ciidamada Dowladda qeybtooda 21-aad iyo Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa ku dagaalamay degaanka Sinadhaqo ee koonfurta ka xiga magaalada Dhuusamareeb.
Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Gen. Odowaa Yuusuf Raage ayaa sheegay inay jab weyn gaarsiiyeen maleeshiyada Alshabaab oo weerar ku qaaday…
