Faahfaahin dheeraad aha ayaa laga helayaa sarkaal lagu dilay magaalada Gaalkacyo, dhinaca Puntland ka taliso xalay iyo qof loo qabtay…
Browsing: Alshabaab
Alshabaab ayaa bayaan kasoo saartay Tallaalka cudurka Covid-19 ee Soomaaliya la keenay, iyadoo adka uga digtay isticmaalka Tallaalkan oo Soomaaliya…
Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay halkaasi ku dishay sarkaal sare oo katirsanaa…
Dilal qorsheysan ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo Alshabaab ay sheegtay inay khaarijiyeen sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada…
Wararka laga helayo degaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in weerar qorsheysan lagu dilay guddoomiye waaxeed ka tirsan…
Maleeshiyada Alshabaab ayaa weerar ku galay xarunta Degmada Mahadaay ee Gobolka Sh/Dhexe, kadib iska hor imaad dhex maray ciidamada dowladda…
Alshabaab ayaa shaacisay inay saka qarax is-miidaamin ah ku qaaday ciidamo isugu jira Somalia iyo ajnabi oo dhaqdhaqaaq ka waday…
Qarax miino ayaa lala beegsaday xalay ilaalada Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle, kaasoo shaki laga muujiyey sida uu ku dhacay…
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareysaya weerarkii Hoobiyayaasha ee lagu bartilmaameedsaday xarunta Xalane ee Muqdisho.
Jugta madaafiic loo maleynayo inay hoobiyeyaal ahaaheey ayaa goor dhoweyd laga maqlay magaalada Muqdisho , gaar ahaan degaanada u dhow…
Alshabaab fageaare ku yaalla Magaalada Bu’aale ee Gobolka J/Dhexe ku dishay shan nin oo ay kusoo eedeysan inay basaasiin u…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/laahi Deni ayaa ku dhawaaqay inay Puntland ku jirto heegan buuxa, kadib weerarkii Alshabaab ku qaadeen Xabsiga…
Ciidamada Amniga dowladda ayaa la sheegay inay in muddo ah hayeen xog ku saabsan weerar is qarxin ah oo ay…
Alshabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda weerar xalay ka dhacay xabsiga weyn ee magaalada Boosaaso iyo dagaal ka dhacay magaaladaasi.
Koox hubeysan ayaa xalay Saqdii dhexe weerar ku qaaday Xabsiga weyn ee Gaalshiraha magaalada Boosaaso, iyadoo rasaas xoog leh iyo…
Warbaahinta Alshabaab ayaa shaacisay xog yaab leh ku saabsan weriye hore Jamaal Faarax Aadan oo ay dhowaan maleeshiyo ka tirsan…
Alshabaab ayaa dhan nin oo ay ku soo eedeysan basaasnimo ku fulisay xukun toogasho ah oo ka dhacay degmada Jilib…
Alshabaab ayaa xalay baahisay farriin cod ah oo uu diray Amiirka Xarakada Al Shabaab Sheekh Ahmed Cumar (Abuu Cubeysa) oo…
Faahfaahin ayaa laga helay laba nin oo dhalinyaro ah oo maanta lagu dilay suuqa weyn ee Bakaaraha, magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax Miino oo saaka kala beegsaday Gawaari uu la socday Taliye ku xigeenka Ciidamada…
