Maxkamadda Alshabaab ee magaalada Jilib ee Gobolka J/Dhexe ayaa khamiistii xukuno Xad Zino ah iyo Tuugnimo ku fulisay saddex qof…
Browsing: Alshabaab
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay weerar ku qaadeen degaanka Jiicdheere oo u…
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa Warr kasoo saaray Haween lagu dilay degmada Deyniile oo meydadkooda lagu arkay xaafad ka tirsana…
Alshabaab ayaa degaan ka mida degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ku caleemo saartay Wabar cusub oo a yeelatay Beesha Baadi-cadde.
Qarax miino ayaa maanta ka dhacay degaanka Ceel dheere ee duleedka magaalada Dhuusamareeb caasimadda Galmudug.
Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa ka hadlay howlgal ay ciidamada milateriga ee Gorgor ay dowladda ay gacanta u…
Wararka laga helayo Gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay weerer jidgal oo culus ku qaadeen Gaadiid ay…
Digniin cusub oo amni ayaa laga bixiyey weerarro hor leh oo Alshabaab ka fuliso caasimadda Muqdisho, kadib weerarkii shalay iyo…
Alshabaab ayaa bayaan gaar ah kasoo saaray weerarkii ay ku qaadeen Hotelka Afrik ee magaalada Muqdisho, iyadoo sheegay in bartilmaameedkooda…
Waxa magaalada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud ka dhacay xukun lagu fuliyey nin lagu helay inuu kufsaday Gabar degaankaasi ku nool,…
Maleeshyada Alshabaab oo sii kordhiyey weerarrada ay ka wadaan maamulka Hirshabelele ayaa xalay weerarro ku qaaday degmooyinka Jalalaqsi iyo Buuloburte…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay la wareegeen degaanka Raage-Ceelle ee Gobolka Sh/Dhexe.
Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland C/ladiif Muus Sanyare ayaa u jawaabay afhayeenka guud ee Sheekh Cali Dheere, isagoo sheegay inuu…
Alshabaab ayaa sheegatay inay dib ula wareegeen degaan ka tirsan Gobolka Sh/Hoose oo ay saldhig ku lahaayeen ciidamada AMISOM.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax lala beegsaday kolonyo ay la socdeen Guddoomiyaha Gobolka Sh/hoose iyo saraakiil ka tirsan…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in Qarax lala beegsaday kolonyo ciidamada kumaandooska Danab ka tirsan oo marayay agagaarka…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay weerar gaadmo ah ah xalay ku qaaday degaan u…
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda Qarax lala beegsaday Kolonyo uu la socday Taliyaha Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed Jen. Maxamed C/raxmaan Aadan.
Warar laga helayo deegaanka Bacaadweyne ee Gobolka Mudug, Galmudug ayaa sheegaya in xalay ay laba qarax oo waawayn ka dhaceen,…
Alshabaab ayaa xaflad caleemo saar ah u sameysay suldaan cusub oo ay yeelatay Beesha jareer ee dageenada Jubbooyinka.
