Qeybta Warbaahinta Alshabaab ayaa muuqaal cusub oo ku saabsan weerarkii Janaayo 5, 2020 ku qaadeen saldhigga ciidamada Mareykanka ee Manda…
Browsing: Alshabaab
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay wiilal dhaliyaro ah oo maaanta lagu toogasho lagu dilay xaafadda Laba-dhagax, degmada Wardhiigley, ee…
Tirada shaqaalaha Turkiga ee ku dhintay qaraxii is-miidaaminta ahaa ee ka dhacay inta u dhaxeysa degaannada Xaawo Cabdi iyo Lafoole…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa si dadban ugu eedeeyay dowladda Soomaaliya ee uu hogaamiyo Madaxweyne Farmaajo inay rasaas siiso…
Alshabaab ayaa sheegtay inay fulisay qarax is-miidaamin ah oo lagu qaaday shaqaalaha wada dhismaha Jidka isku xira Afgooye iyo Muqdisho.
Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in maleeshiyo ka badan 10 oo ka tirsan Alshabaab lagu dilay weerar ay…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomalia ayaa Maanta waxaa ay xukuno kala duwan oo xabsi 20 ilaa 3 sano ah…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar koox bistoolado ku hubeysan ay maanta ka fuliyeen magaalada oo lagu dilay xubno…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida xukun xabsi daa’im ah ku riday eedeysane ka tirsan Alshabaab oo lagu qabtay isagoo boosto ku…
Booliska Kenya ayaa helay qeyb ka mida jirka guddoomiye degaan oo ka tirsan Gobolka Wajeer, Waqooyi Bari Kenya, kadib markii…
Afhayeenka Alshabaab ayaa faahfaahin ka bixiyey weerarkii is-miidaaminta ah ee ka dhacay Koonfurta magaalada Gaalkacyo oo lagu dilay sarkaal ka…
Waaxda Cadaaladda Mareykanka ayaa dacwado la xiriira falal argagixiso ku soo oogtay horjooge ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo Kenyaan ah,…
Alshabaab ayaa shaacisay magacyada, muuqaallada iyo beelaha ay kasoo jeedaan dagaalyahannadii ka tirsanaa ee weerarka culus ku qaaday Dhismaha weyn…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa (AFRICOM) ayaa shaaca ka qaaday inay laba duqeyn ka fuliyeen magaalada Jilib maanta, kuwaas oo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa iska hor imaad iyo dagaal culus oo caawa ka xaafadda barwaaqo ee degmada Wardhiigley.
Alshabaab ayaa soo bandhigtay hubkii ay ku qabsatay dagaalkii cuslaa ee shalay ay ku qaday degaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug,…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa weerar kulul oo afka ah ku qaaday Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor, isagoo sheegay inuu Muqdisho…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal gelinkii hore ee maanta o dhan socday oo degaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax Miino oo maanta lala beegsaday ciidamada Booliska gaarka ah ee Haramcad ee ku…
Taliska Booliska Soomaaliya ayaa ku eedeeyay Alshabaab inay gubeen baabuur nooca xamuulka ah oo ku sii jeeday Gobolka Bakool.
