Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Xukun lagu riday koox ay ka mid yihiin Haweeney iyo Gabadheeda oo Alshabaabnimo lagu helay (Warbixin)

    Xukun lagu riday koox ay ka mid yihiin Haweeney iyo Gabadheeda oo Alshabaabnimo lagu helay (Warbixin)

    April 7, 2021Updated:April 8, 20212 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xubno lagu eedeeyay Shabaabnimo oo ay ku jiraan Haweeney iyo Gabar ay dhashay ayaa lasoo taagay Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida, iyadoo xabsiyo kala duwan lagu xukumay.

    Kooxdan ayaa ka koobneyd lix xubnood, waxaana ku jiray Safiyo Cali Guure iyo Gabar ay dhashay oo lagu magacaabo Nasra Daa’uud Ismaaciil, waxaana lagu soo eedeeyay inay hooyada hubka iyo bambooyinka u heyn jirtay kooxdan ayna deganeyd degaanka Oodweyne, iyagoo gabadheeda ka dhigatay ku xigeen.

    Safiyo Cali Guure ayaa las heegay inay bishii ka qaadan jirtay Alshabaab lacag dhan 165 Doolar, lagana bixin jiray kirada Guriga, waxaana lagu xukumay 15 sano oo xarig ah, halka gabadheeda Nasra Daa’uud lagu xukumay 3 sano oo xabsi ah.

    Kooxda inteeda kale waxaa lagu kala xukumay xabsiyada soo socda:

    1: Cabduqaadir Abuukar Xasan oo ahaa isku duwaha Xubnahan ka tirsan Al-Shabaab iyo howlgeliyahooda waxaa lagu xukumay xabsi daa’im.

    2- Cabdiqani Xasan Xaashi uu ahaa Madaxa qarsoon ee Al-Shabaab ee Gobolka Banaadir, waxaa lagu xukumay 15 sano xabsi ah.

    1:  Sakariye Xasan Yuusuf ayaa lagu helay in uu ka tirsanaa Al-Shabaab una qaabilsanaa dilalka qorsheysan ee laga fuliyo Magaalada muqdisho, sidoo kalena uu ku tuuray bam aan khasaaro geysan Dugsiga 21 Oktoober ee degmada Howl-Wadaag waxaa lagu xukumay xabsi 15 sano ah.

    2: Maxamed Ciise Sheekh Cumar oo lagu helay in uu bambooyin aan  khasaaro geysan ku tuuray Baraha Koontorol ee Ciidamada dowladda ku leeyihiin laamaha Al-Baraka iyo Warshadda Biyaha Caafi, waxaana lagu xukumay xabsi 15 sano ah.

    Kooxdan ayaa howlgalladii ay fuliyeen guulo ka gaarin, waxayna hayeen kuwo ku cusub magaalada oo laga soo kala qabtay degmada Deeyniile, degaanka Ceelasha Biyaha, Yaaqshiid iyo degmada Hodan Bishii November ee sanadkii 2020.

    Alshabaab Haweeney Alshabaab Maxkamadda Ciidamada Top Xukun
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticlePuntland iyo Jubbaland oo War-saxaafadeed culus soo saaray Shirkii Afisyoone ee lagu kala tegay (Akhriso)
    Next Article Midowga Musharixiinta oo soo bandhigay 7 Caqabad oo Farmaajo ku hor istaagay Doorasho heshiis lagu yahay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo