Wararka laga helayo magaalada Marko ee xarunta Gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in maleeshiayda Alshabaab ay caawa weerar ku qaadeen magaalada…
Browsing: Alshabaab
Wararka laga helayo Gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in maqribnimadii maanta ay maleeshiyada Alshabaab weerar gaadmo ah ku qaadeen ciidamo ka…
Alshabaab ayaa shaacisay inay magaalada Muqdisho ku dishay laba sarkaal oo ka tirsanaa ciidamada Nabadsugidda ee NISA, weerar ka dhacay…
Saraakiisha ciidamada xoogga dalka ee dowladda Soomaaliya ayaa la wareegay degaano cusub oo ay Alshabaab ka talinayeen, kuwaasoo ku yaalla…
War goor dhoweyd kasoo baxay Alshabaab ayaa lagu sheegay in tobanaan askari oo ka tirsan ciidamada dowlada Soomaaliya lagu dilay…
Ciidamada kumaandooska ee xoogga dalka ayaa la wareegay degmada Aw-dheegle ee Gobolka Sh/Hoose oo ay hore uga talinayeen maleeshiyada Alshabaab.
Hoggaaminaya xisbiga Wadajir C/raxmaan C/Shakuur Warsame ayaa ku eedeeyay dowladda Somalia inay lahayn qorshe cad oo ay ku wajahdo caddowga…
Iyadoo uu soo baxay qorshe dowladda Somalia ay ku dooneyso in Sheekh Mukhtaar Roobow Cali u wareejiyo xabsi Guri, lagana…
Afhayeenka Ciidamada ururka Al-Shabaab C/casiis Abuu-muscab ayaa faafaahin ka bixiyay weerarkii Arbacadii ka dhacay xarunta maamulka gobolka Banaadir ee magaalada…
Hoggaanka sare ee Xarkada Al-Shabaab ayaa muddo 45 maalmood ah u qabtay odayaashadii ergada ahaa ee soo xulay xildhibaannada Baarlamaanka…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in weerar is-miidaamin ah iyo weerar toos ah uu ka dhacay Hotel…
Dagaal Gobolka Gedo ku dhex maray ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowladda Soomaaliya oo dhinac ah iyo maleeshiyada Alshabaab ayaa sheegay…
Alshabaab ayaa war ay soo saartay ku sheegtay mas’uuliyadda qarax lagu dilay Injineer Turki ah, kadib qarax loogu xiray Gaarigiisa…
Ciidamada Milateriga ayaa ka hortegay Gaari Qarax laga soo buuxiyey oo ah nooca NISSAN Homey, Gaarigaas oo la sheegay inay…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegay in ciidamada dowladda ay la wareegeen degaanka Bariire opo hore ciidamada dowladda qasaare…
Ciidamada amniga dowladda Soomaaliya ayaa soo bandhigay hub iyo waxyaabaha qarxa oo laga helay degaanka Ceelasha Biyaha, kaasoo laga soo…
Su’aalo badan ayaa ka dhashay qarixii xalay ka dhacay afaafka hore ee Dugsiga Sare ee Booliska Jen. Kaahiye, iyadoo ay…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegay in Ciidamada Danab ee Xoogga dalka iyo ciidanka Jubbaland ay saaka hawlgallo ku…
Ciidammada Dowladda Somalia ayaa la sheegay inay degaanka Sabiib ee gobolka Shabeellada Hoose ku qabteen Gaari lagu diyaarinayey qaraxii ugu…
Waxaa si weyn u kordhay bilihii ugu danbeeyay falalka amni darro ee caasimadda Muqdsiho, iyadoo Alshabaab ay kordhisay weerarrada isugu…
