Waxaa maanta magaalada Muqdisho ku dhintay wasiir ku xigeenkii Shaqada iyo Shaqaalaha xukuumadda Soomaaliya Saqar Ibraahim Cabdalla oo ka mid…
Browsing: Alshabaab
Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ayaa Digniin Amni kasoo saartay suuragalnimada weerarro qaraxyo iyo kuwo toos ah oo ka dhaca caasimadda maalmaha…
Qarax xoog leh ayaa lagu qaaday Kolonyo ka tirsan ciidamada itoobiya oo ku sugna degmada Baardheere ee Gobalka Gedo.
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa markii saddexaad bishan gudaheeda ku dhawaaqay dagaala lagu qaadayo kooxda Alshabaab.
Howlgal ay Ciidamada Mareykanka ka fuliyeen degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe ayaa la sheegay in lagu dilay xubno ka tirsan…
Gudoomiyaha Maxkamada Sare Baashe Yuusuf Axmed ayaa sheegay inay la xiray dad Garsoor u doontay kooxda Alshabaab, isagoo u digay dadka…
Koox hubeysan ayaa maanta fal dil ah ka fulisay suuqa ugu weyn ee Bakaaraha magaalada Muqdisho.
Afhayeenka Alshabaab Sheekh Cali Maxamuud (Cali Dheere) ayaa ka hadlay weerar qaraxyo ku bilowday oo saaka ka dhacay magaalada Gaalkacyo,…
Dagaal culus ayaa ciidamada dowladda iyo maleeshiyada Alshabaab ku dhex maraya gobolka Sh/hoose, iyadoo qasaare xoog leh uu ka dhashay…
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika AFRICOM ayaa qoraal ay soo saartay ku shaacisay in laba weerar oo duqeyn ah lagu…
Kooxda khilaafada islaamiga ah ee DAACISH ayaa ku hanjabtay inaysan dagaal aargoosi ah ku qaadi doonto kooxda Alshabaab ee Soomaaliya,…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay go’doomisay degmada Beledxaawo, iyadoo amar ku bixiyey inaan wax…
Warbaahinta kooxda Alshabaab ayaa baahisay warbixin ku saabsan mid ka mida raggii fuliyey qaraxyadii ka dhacay Hotelka Saxafi Jimcihii 9-ka…
Hay’adaha Amniga Dowladda Soomaaliya ayaa war kasoo saaray qaraxyadii is daba joogga ahaa ee galabta lagu qaaday Hotelka Saxafi ee…
Kooxda Alshabaab ayaa markii labaad muddo 3 maalmood gudahood ah xukun toogasho ah ku fulisay rahg lagu soo eedeeyay inay…
Qaar ka mida siyaasiyiinta iyo xildhibaannada ayaa lagu eedeeyay inay kooxda Alshabaab u fidiyeen dacaayad kadib markii ay faafiyeen muuqaallo…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in dagaal culus uu dhex maray koox shacab ah oo dagaal kula jirtay…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegay in maleeshiyada kooxda Alshabaab ay la wareegeen tuullooyin ka tirsan degmad Balcad, iyadoo…
Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa shaacisay inay in howlgal ka dhacay magaalada Muqdisho lagu soo qabtay…
Wararka laga helayo magaalada Qoryooley ee Gobolka Sh/hoose ayaa sheegay in dagaal culus ay Caawa magaaladaasi ku qaadeen maleeshiyada Alshabaab…
