Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in Saraakiil Alshabaab Muddo kooban la wareegeen degaan ka tiran degmada Cadaaado ee…
Browsing: Alshabaab
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa gabadhii ka tirsaneyd shaqaalaha hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO oo shalay lagu dilay suuqa…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegaya in askar ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya toogasho lagu dilay magaalada Muqdisho.
Kooxda Alshabaab ayaa sheegatay inay weerar culus oo ay ku qaaday ciidamo huwan ah duleedka magaalada Kismaayo ay ku dishay…
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mida culimada Soomaalida oo kasoo mid noqday Alshabaab iyo Xisbul islaam ayaa farriin kulul…
Ciidamada amniga iyo koox ka tirsan Alshabaab ayaa galabta ku dagaalamay xaafadda Carafaat ee degmada Yaaqshiid, magaalada Muqdisho.
Horjooge ka tirsan Al-shabaab oo u qaabilsanaa sameynta miinooyinka iyo qaraxyada waaweyn ayaa isu dhiibay ciidamada dowladda.
Koox dabley ah ayaa saddex qof ku dishay magaalada Muqdisho oo midkood ahaa askari ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya.
Kooxda Alshabaab ayaa shaacisey magaca iyo beesha uu ka soo jeedo is-miidaamiyihii fuliyey weerarkii is-miidaaminta ahaa ee lagu qaaday Jimcihii…
Ciidamada AMISOM ee magaalada Jowhar ayaa lagu wareejiyey hub ay soo badbaadiyeen ciidamada dowladda Federaalka kadib weerarkii gaadmada ahaa ee…
Wararka laga helayo degmada Balcad ee Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay dagaal culus saaka ku…
Maleeshiyada kooxda Al-Shabab ayaa ku dhaqaaqday fal aan hore loo arag iyagoo laayey sagaal Dameer oo jiidanayay Gaariyaal raashin u…
Weerarkii koowaad ee shalay kooxda Alshabaab la beegsadeen KM 4 0, oo ku dhow xarunta NISA iyo Hotelka cusub ee…
Kooxda Alshabaab ayaa shaacisa in askari ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya oo ay tababarreen Imaaraadka Carabta ay ku toogteen Fagaaro…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal qaraar uu dhex maray dad reer miyi ah iyo maleeshiyada Alshabaab.
Kooxda Alshabaab ayaa caawa weerar ku qaaday degmada Afgooye ee Gobolka Sh/hoose, iyadoo dagaal kooban uu dhex maray ciidamada dowladda…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar caawa lagu qaaday saldhigga Booliska Bartamaha ee magaalada Boosaaso.
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ka dhan ah Kooxda Al-Shabaab ka fuliyay degaano hoostaga degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in fal dil ah uu goor dhoweyd ka dhacay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho.
Kooxda Alshabaab ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka duleedka magaalada Buurkhakaba, iyadoo ay halkaasi qasaare…
