Faahfaahin ayaa laga helay qarax khasaare ka dhacay degaanka KM 13 ee duleedka magaalada Muqdisho oo laga beegsaday sarkaal ka…
Browsing: Alshabaab
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in Alshabaab ay weerar culus kula wareegeen galabta degaan ka tirsan degmada Balcad.
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka Khamiislaha ah ee Golaha Wasiiradda Soomaaliya.
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo aan hore loo arag isagoo ciidamada Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliyeed ee…
Wararka laga helayo Gobolka Bay ayaa sheegaya in horjoogayaal ka tirsan kooxda Alshabaab ay isu dhiibeen maamulka Koonfur Galbeed ee…
Mareykanka ayaa sheegay inuu duqeyn ku dilay afar ka tirsan maleeshiyada ururka al-Shabab isla markaana uu burburiyay gaari ay walaxaha…
Wararka laga helayo Gobolka Bay ayaa sheegaya in sarkaal sare oo ka goostay Alshabaab ay diyaarad helikobtar ah ka qaaday…
Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in dagaal sababa khasaare dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay deegaano katirsan Gobolkaasi,…
Wararka laga helayo gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan kooxda Alshbaab ay weerar kedis ah ku qaadeen suuqa…
Wararka laga helayo isbitaallada Muqdisho ayaa sheegaya in qasaaraha qaraxii is-miidaaminta ahaa ee saaka lagu qaaday dugsiga sare ee Booliska…
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta Xukun ku riday rag lagu soo eedeeyay in ay ka tirsan Yihiin…
Weerar gaadmo ah oo kooxda Alshabaab ku qaadeen ciidamo milateri ah oo ku sii jeeday magaalada Jowhar ee xarunta maamulka…
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada AMISOM ee ka socda Jabuuti iyo kuwa xoogga dalka Soomaaliyeed ay…
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in maleeshiyada kooxda Alshabaab ay la wareegtay degaanka Ceel-cadde ee Gobolka Hiiraan.
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta lasoo taagay eedeysanayaal Alsahbaab u qaabilsanaa sahminta iyo qarxinta Baararka magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in diyaraadaha dagaalka Mareykanka ay weerar duqeyn ah ka fuliyeen Tuulada Baqdaad ee…
Kooxda Alshabaab ayaa beenisay wax la yaab lehna ku tilmaantay weerar Mareykanku sheegay inuu ku qaaday xarun ay ku lahayd…
Diyaaradaha Mareykanka ayaa duqeyn ay maanta ka fuliyeen sadhig tababar oo Alshabaab ku lahaayeen Gobolka Bay la sheegay in lagu…
Kooxda Alshabaab ayaa soo bandhigtay askar ay sheegtay inay kasoo goosteen ciidamada maamulka Jubbaland.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in rasaas lagu furay ciidamo fadhigoodu ahaa xarun baaris.
