Kooxda Alshabaab u qaabilsan warbaahinta ayaa soo saartay muuqaal iyo sawirro ku saabsan dagaalkii 3 September ee sanadkan 2017 ka…
Browsing: Alshabaab
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika AFRICOM ayaa shaaciyay weerar cusub oo cirka ah oo ay ku qaadeen kooxda Alshabaab.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay duqeyn culus ka geysteen duleedka degaanka Basra ee duleedka degmada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in sargaal ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka lagu weeraray gurigiisa magaalada Muqdisho.
Waxaa Gobolka Gedo lagu qabtay rag la sheegay inay wateen qaraxyo, iyadoo saxaafadda loo soo bandhigay.
Afhayeenka Alshabaab ayaa si degdeg u beeniyay war kasoo baxay dowladda Soomaaliya oo ku saabsan in 81 ka mida Alshabaab…
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in weerar duqeyn cirka ah lagu burburiyay xaruntii Qaraxyada Alshabaab ku lahaayeen ku lahaayeen degmada Jilib…
Ciidamada xoogga dalka oo ay wehliyaan ciidamada gaarka ah ee Mareykanka ayaa isku diyaarinaya dagaal lagu qaado kooxda Alshabaab.
Sarkaal ka tirsan ciidamada sirdoonka ee NISA ayaa la sheegay in toogasho khaarijin ahayd lagu dilay.
Kooxda Al-shabaab ayaa sheegtay inay la wareegtay degaanka Basra ee hoos yimaada degmad Balcad, kadib weerar culus oo galabta ka…
Wararka laga helayo gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay weerar culus oo rogaal celin ah ku soo qaaday…
Wasaaradda Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya ayaa digniin kasoo saartay hwolgalka ciidamada xoogga dalka iyo kuwa AMISOM ku qaadi doonaan Alshabaab.
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay dagaal xoog leh ku qaadeen degaanka Base ee ka…
Waxaa soo baxaya warar sheegaya in xiriir ganacsi uu ka dhaxeeyay kooxda Alshabaab iyo ciidamada AMISOM ee ka howlgala Koonfurta…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta khudbad u jeediyay ciidamo iyo saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka.
Ciidamada AMISOM ayaa bandhig hub iyo ciidamo muujin ah ka sameeyay Gobolka Shabeellaha Hoose, iyagoo sheegay inay bilaabayaan hawlgal ballaaran…
Saraakiisha sare ee Midowga Afrika iyo AMISOM ayaa si cad u sheegay inaysan ciidamada AMISOM diyaar u ahayn xilligan dagaal…
Kooxda Alshabaab ayaa afar qof oo lagu eedeeyay basaasnimo ku toogtay fagaaraha degamada Bu’aale ee xarunta Gobolka Jubadda Dhexe.
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa maalmihii ugu danbeeyay howlgallo ay ka sameeyeen Gobolka Shabeellaha Dhexe, waxay degaanno dhowr ah ka…
Kullanka, ayaa socday muddo shan maalmood ah 31dii Oktoober ilaa 04tii November, 2017.
