Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxaya dil loo geystay sarkaal sare oo ka tirsan kooxda Alshabaab, kaasoo nin ilaale u…
Browsing: Alshabaab
Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inuu halkaasi ka socdo dagaal dhowr jeer la isku laabtay oo dhex maray…
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa sheegaya in askar ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya lagu gowracay degmada Mahadaay.
Wararka laga helayo gobolka Shabeelada hoose ayaa sheegaya inuu caawa dagaal xoog leh ka socda degaano ka tirsan Gobolka.
Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in dagaal qaraar uu degmada Waajid ku dhex maray ciidamada maamulka K/Galbeed iyo…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukun dilka ah ku fulisay afar qof oo dil lagu xukumay.
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in qarax ka dhacay Maqaayad ku taalla magaalada Qoryooley ee Gobolka Shabeelada…
Hogaamiyaha ruuxiga ah ee kooxda Alshabaab Sheekh Fu’aad Maxamed Khalaf ayaa ka soo dhex muuqday isu soo bax dhowaan ka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa duqeyn ay diyaarado dagaal ku qaadeen saldhig ay Alshabaab ku lahaayeen degaanka Yurkud ee…
Ciidamada Itoobiya ee ka baxay Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud ayaa gaaray magaalada Dhuusmareeb iyadoo ay ku qaadatay toddobaad ku…
Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa weerar xoog leh saaka ku qaaday xarumaha Alshabaab ee ddegaano ka tirsan Gobolka Shabeelada…
Sawirro ay baahiyeen warbaahinta Alshabaab ayaa muujineysa magaalada Ceelbuur oo isu bedeshay lama degaan kadib markii ay isaga baxeen ciidamadii…
Kooxda Al-Shabaab ayaa weerar dhul iyo Bad ah ku qaaday degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelada hoose oo ah caasimadda aan…
Xarun lagu dhaqan celiyo askarta ka goosta ciidamada dowlada ayaa soo saartay kooxdii ugu horeysay oo ciidamo dib loo habeeyay…
Sarkaal ka tirsanaa kooxda Alsahbaab ee isu dhiibay ciidamada dowladda ee Gobolka Baay ayaa ka hadlay sababtii ku dhalisay inuu…
Saraakiisha ciidamadda dowladda Soomaaliya ee ku sugan Gobolka Bay, maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay inuu isu soo dhiibay sarkaal sare…
Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa baaq u diray xubnaha ka tirsan Alshabaab inay isu soo dhiibaan maamulkaasi iyadoo cafis…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka ee Puntland ee magaalada Boosaaso ayaaxukunno dil ah ku riday 7 nin oo lagu soo eedeeyay in…
Warbaahinta Alshabaab ayaa baahisay mid ka mida is-miidaamiyeyaashii qarxiyay saldhiga ciidamada Kenya ee Kulbiyow.
Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ka mida musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha ayaa balanqaad aan hore loo arag bixiyay haddii loo…
