Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar ay kooxda Alshabaab ku qaadeen degmada Afgooye.
Browsing: Alshabaab
Warar laga helay saraakiisha ammaanka ayaa sheegay in la qabtay Darawalkii waday gaarigii lagu qarxiyay Dekadda magaalada Muqdisho 11-kii Bishan…
Kooxda Alshabaab ayaa soo bandhigtay odayaal la sheegay inay ka mid ahaayeen ergadii magaalada Cadaado ku soo dooratay xildhibaanada Aqalka…
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar ay kooxda Alshabaab xalay ku qaadeen degmada Mahadaay ee Gobolka Sh/Dhexe.
Taliye ku-xigeenka saddexaad ee Booliska Puntland Jaamac Saxardiid Cabdi ayaa ku geeriyooday magaalada Boosaaso.
Kooxda Alshabab ayaa tartan nooc cusub ay u qabatay Odayaasha dhaqanka beelaha Jubbooyinka, kaaso ka dhacay magaalada Jilib ee Gobolka…
Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in xubno Alshabaab ka tirsan lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.
Dawladda Kenya ayaa Bandow kusoo rogtay magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya kadib weerarro is-dabajoog ah oo dhacay bishan…
Waxaa caawa maqribnimadii ay kooxo hubeysan ku dileen magaalada Muqdisho sarkaal ka tirsanaa ciidamada xoogga Dalka.
Howlgal ka dhacay Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa la sheegay in ciidamada Milateriga, siiba kumaandooska Soomaaliya ay ku qabteen xubno ka…
Kooxda Alshabaab ayaa degmada Jilib kusoo bandhigtay Ciidamo ay ku sheegen in ay ka soo goosteen Maamulka Jubbaland.
Xaalada magaalada Afgooye ayaa saaka degan kadib weerarkii weynaa ee Alshabaab shalay ku soo qaaday degmadaasi oo saacado ay heysteen.
Xaalada magaalada Afgooye ayaa caawa kacsan iyadoo maleeshiyada Alshabaab galabta ka wareegeen inta badan magaaladaasi.
Weerar qorsheysan oo dhowr jiho laga soo qaaday ayaa ka socda magaalada Jowhar ee duleedka Muqdisho, iyadoo ay Alshabaab qabsatay…
Wararka laga helayo gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay xalay dagaal ku galeen degaanka Ceelwareegow.
Kooxda Alshabaab ayaa sheegtay qarax lala beegsaday Guddoomiyaha degmada Buurhakaba ee Gobolka Bay oo la sheegay inuu dhaawac soo gaaray.
Wararka laga helayo Degaanka Ceel-cali Ee Gobolka Hiiraan oo ay shalay qabsadeen kooxda Alshabaab ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabab ay xirxireen…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan kooxda Alshabaab ay goor dhoweyd qabsadeen degaanka Ceelcali ee Gobolka…
Afhayeenka guud ee AlShabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) ayaa digniintii ugu dambeysay u jeediyay dowlada Kenya kadib…
Kooxda Alshabaab ayaa ku dhawaaqay dhismaha Golaha Dhaqanka Soomaaliyeed oo ah Gole Dhaqameedkii ugu horeeyay ee xarakadu sameysato.
