Kooxda Alshabaab qeybta u qaabulsan Warbaahida ee Al-kataa’ib ayaa baahisay filim Muuqaal ah ay ka diyaarisay Is-miidaamiye Ex. Xildhibaan Saalax Badbaado…
Browsing: Alshabaab
Weeraro xoog leh oo mar qura la qorsheeyay ayaa xalay saqdii dhexe kadib ay kooxda Alshabaab ku qaaday xarumaha ciidamada…
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam oo ka hadlay qaraxyadii Gaalkacyo ayaa Alshabaab ku eedeeyay inay yihiin arxan laaweyaal aan kala…
Ciidamada Amniga Gobolka Bari ayaa magaalada Boosaaso kusoo bandhigay magaalada Boosaaso saddex nin oo qiranaya inay ka mid ahaayeen Ururka Alshabab…
Howlgal ay ciidamada DANAB iyo kuwa Puntland ka sameeyeen Koonfurta Gaalkacyo ayay gacanta ku soo dhigeen Gaari uu leeyahay nin…
Waxaa soo baxaya warar la la iska dhex marayo oo ku saabsan in duqeyn ay ciidamada Mareykanka ku qaadeen degmada…
Madaafiic hoobiyeyaal ah ayaa xalay lagu weeeraray magaalada Baydhaba, iyadoo lagu eedeeyay inay ka danbeysay kooxda Alshabaab.
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax uu sababay Gaari Waxyaabaha miineysan oo caawa ku qarxay,
Wasiirka Amniga gudaha Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in ciidamada ammaanka
Xildhibaan Daahir Aamiin Jeesoow oo ka mida xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya
Kooxda Alshabaab ayaa shaacisay taariikhda xildhibaankii hore ee is-miidaamiyaha noqday,
Wasiirka Amniga Gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa xaqiijiyay in tirada dhimashada
Xaaladda ayaa hadda degan, kadib qaraxyadii mattaanaha ahaa ee ka dhacay laba goobood laga ilaaliyo garoonka diyaaradaha Muqdisho ee xigta…
Ciidamada Kummaandooska Soomaaliya ayaa caawa la wareegay degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeelaha Hoose
Maamulka Degmada Cadale ee Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegay in Xarakada Al-shabaab ay Carrabka ka jareen gabar
Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in dagaal qaraar uu halkaasi ku dhex marayo ciidamada AMISOM iyo kooxda…
Amiirka Alshabaab ayaa farriin culus oo uu soo diray, soona mariyay qeybta Warbaahinta Alshabaab wuxuu uga hadlay arrimo dhowr ah…
AMISOM ayaa beenisay wararka sheegaya in magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose ay qabsadeen galabta maleeshiyada Alshabaab. AMISOM ayaa…
Wararka ka imanaya magaalada Marka ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay qabsadeen magaalada marka ee caasimada gobolka Shabeelaha Hoose kadib…
Maleeshiyo ka tirsan Al-shabaab ayaa la wareegtay degaanka Diif ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya, kadib markii ay xalay dagaal xoog…
