Ururka Al-shabaab ee Guddoomiye cusub (Waali) u magacaabay Gobolada Jubbooyinka, waxaana xilkaasi loo magacaabay Sheekh Maxamad Abu Cabdalla oo hore…
Browsing: Alshabaab
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay howlgal kooxda Alshabaab looga sifeynayo Gobollada Jubbooyinka ka bilaaban doono. War kasoo baxay…
Sida ay sheegayaan warar laga helay dadka degaanka waxaa howlgal dagaal lagu dilay Guddoomiyihii Degaanka Galcad ee Gobolka Galgaduud Qadar…
Dabley hubeysan oo loo maleynayo inay Alshabaab ka tirsan yihiin ayaa goor dhoweyd weerar ku qaaday Basas dadweyne oo marayay…
Maleeshiyo ka tirsan kooxda Alshabaab ayaa la sheegay inay nolol ku wateen ciidamo ka tirsan milateriga dowladda Federaalka ee fadhigoodu…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa digniin hordhac ah kasoo saaray weeraro uu sheegay inay kooxda Al-shaba u qorsheenayan sidii ay ugu…
Warbaahinta Alshabaab ayaa shaacisay in Beesha Waceysle ee degta Degmada Ceel Dheer ee gobolka Galgaduud ay Kooxda Alshabaab ugu deeqen Qoryo…
Waxaa caado u noqotay hay;adaha amniga dowlada Federaalka Soomaaliya inay howshooda ku soo koobanto KA DABA-TAG, waxaana marar badan la…
Waxaa iska soo daba dhacaya wararka ku saabsan weerarka ay dabley ka tirsan kooxda Alshabaab ku qaadeen Hotelka Naasa-hablood ee…
Kooxda Alshabaab ayaa ciidamadii ugu badnaa ku daabushay Gobollada Jubbooyinka iyo degaanada xuduudka Soomaaliya iyo Kenya sida ay xaqiijiyeen dadka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in maleeshiyo Alshabaab ka tirsan ay dileen shan sarkaal ka tirsan ciidamada Booliska dalka…
Maxkamadda ciidamada maamulka Puntland ayaa Khamiista xukun dil ku riday 43 kamida maleeshiyadii Al-shabaabtii lagu soo qabtay dagaalkii Suuj iyo…
Ururka Alshabaab ayaa si rasmi ah u xaqiijisay dilka horjooge sare Sheekh Maxamed Maxamuud Cali oo ku magac dheeraa Dulyadeyn…
Kooxda Alshabab ayaa caawa madaafiic hoobiyeyaal ah u qeybisay qaar ka mida degmooyinka gobolka Banaadir saacado uun ka dib markii…
Kooxda Alshabaab ayaa sheegtay inay la wareegtay diyaarad nooca Drone-ka ah oo aan cidna wadin, kadib markii ay ku soo…
Mid ka mida raggii ay Xarakada Alshabaab ku toogteen degaanka Buulafuulay ee Gobolka Bay, ayna ku eedeeyeen inuu basaas u…
Maxkamad ay leedahay kooxda Alshabaab ee gobolka Baay xukunno lagu sheegay xaddu riddo ku fulisay rag lagu soo eedeeyay inay…
Afhayeenka howlgallada ururka Alshabaab C/casiis Abuu muscab ayaa ka jawaabay wararka sheegaya in dagaalyahanno fara badan looga dilay Alshabaab weerarkii…
Weerarkii Alshabaab ku qaadeen aroortii saaka 9 June 2016 tuulada Halgan ee Gobolka Hiiraan ayaa noqday kii ugu qaraaraa ee…
Guddoomiyaha degaanka Halgan Guhaad Cabdi Warsame ayaa sheegay in maleeshiyada Alshabab laga dilay uu gaarayo 200. “95 maleeshiyo ayaan tiriyay markaas…
