Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) oo maanta gaaray magaalada Garowe, kadib markii uu shalay ku soo laabtay…
Browsing: Alshabaab
Weerar qorsheysan oo si weyn loo soo abaabulay ayay Al-Shabab ku qaaday Xerada ciidamada Itoobiya ku leeyihiin tuulada Halgan ee duleedka…
Iska hor imaad hubeysan ayaa caawa fiidkii ka dhacay Suuqa xoolaha, degmada Heliwaa kadib markii ciidamo ka Alshabaab ah ay weerar…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Federaalka ay soo afjareen weerarkii Hotel Ambassador ee magaalada Muqdisho oo…
War-saxaafadeed kasoo Baxay Taliska Sare ee Hey’adda Sirdoonka iyo nabad sugidda Qaranka Soomaaliyeed ayaa lagu faahfaahiyay duqeyn dhinaca Cirka ah…
DAAWO SAWIRADII UGU DANBEEYAY: WEERARKA HOTEL AMBASSADOR, QARAX IS MIIDAAMIM AH IYO WEERAR WADA SOCDA AYAY KOOXDA ALSHABAAB KU QAADYA…
Ciidamada Nabadsugidda dowladda Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay Gaari ay saaran yihiin hub iyo walyaabaha qarxa, kaasoo ay ciidamadu sheegeen in…
5 ka mida eedeysanayaan ka koobnaa 13 oo maxkamadu magaalada Kamlpala ay ku heshay inay lug lahaayeen qaraxyo ka dhacay Baar lagu daawanaayay tartanka…
Kooxda Alshabaab ayaa mar kale dagaal ku qaaday degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo, iyadoo wararka laga helayo magaaladaasi ay sheegayaan in…
Ururka Al-Shabaab ayaa sheegay in y fashiliyeen weerar Ciidamo katirsan kumaandooska dalka Mareykanka oo watay Diyaaradaha Qumaatiga u kaca oo…
Hay’adda Nabadsugidda Soomaaliyeed ee NISA ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku soo bandhigtay qoys ka kooban Hooyo iyo Saddex caruur dhalinyaro…
Heshiis ay kooxda Alshabaab dhex dhigtay dhowaan beelaha Biyamaal iyo Habar gidir oo sanado badan ku dagaalamay gobolka Shabelaha Hoose…
Xarakada Alshabaabul ayaa soo bandhigtay sawirrada gaadiid iyo hub ay ku qabsadeen dagaalkii Ruun-Nirgood shabeelaha dhexe. Sawirrada ay baahisay Alshabaab…
Ciidamada Booliska iyo nabadsugigga magaalada Baydhaba oo howlgalo ay ka sameeyeen xaafadaha Magaalada Baydhabo waxaa ay ku soo qab qabteen dad…
Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomalaiya ayaa sheegaya in ciidamada hiwanta ee dowladda Soomaaliya iyoAMISOM ay la wareegeen gacan…
Warar badan ayaa laga faafiyay kulan magaalada Nairobi ka dhacay oo dhex maray siyaasiyiin iyo odayaal beesha Mareexaan metelayay iyo…
Mas’uulka Amniga maamulka Soomaalida Itoobiya ee Kilinka Shanaad Yaasiin Cabdi Weris ayaa markii ugu horeysay si aan looga baran uga…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay amar ku siisay ciidamada taabacsanaa Barre Hiiraale ee ku…
Alshabaab ayaa sheegtay inay dib uga la wareegtay degaanka Jannaale ee Gobolka Shabeelaha Hoose, halkaasoo uu dagaal ku dhex maray…
Kooxda Alshabaab ayaa si rasmi ah u sheegatay weerarkii maleeshiyo ka tirsan ku qaadeen degaanada Puntland iyo Galmudug kadib muddo…
