Maleeshiyada Alshabaab ayaa la wareegtay degaanka Maryan-Gubaay ee Gobolka Sh/Hoose ee hoostaga degmada Baraawe.
Browsing: Alshabab
Ciidamada milateriga Soomaaliya ayaa dagaal culus kula galay dagaalamayaasha Al-Shabaab degaanka Orshe oo dhinaca Bari ka xiga Magaalada Dhuusamareeb ee…
Alshabaab ayaa soo bandhigtay Manhajka Waxbarashada Dugsiyada Dhexe oo dhammeystiran, 4 sano kadib markii ay dhaqan gelisay Manhajka Dugsiyada Hoose…
War kasoo baxay Alshabaab ayey ku sheegatay mas’uuliyadda qarixii is-miidaaminta ahaa ee maanta lagu qaaday Xerada ciidamada Jeneraal Dhega-badan ee…
Alshabaab ayaa soo bandhigtay inuu isku soo dhiibay sarkaal sare oo ka tirsanaa ciidamada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun ku riday Ganacsato ku eedeysan inay dalka keeni jireen Kiimikada oo…
Ciidanka Xooggga dalka Qeybta 27-aad, ayaa howlgal ballaaran oo ka dhan ah Al shabaab ka fuliyay deegaano ka tirsan gobalka…
Dalka Kenya waxaa ka bilowday daawashada filim ay soo saartay Shirkad Kenyan ah oo uu wax ka metelayo Jilaa Soomaali…
Alshabaab ayaa sheegatay inay saaka dib ula wareegtay degaanadkii Gobolka Sh/Dhexe ee dhowaan ay ka qabsadeen ciidamada dowladda.
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya inay duqeyn ka fulisay diyaarad nooca Drone-ka ah oo ay leedahay dowladda Kenya.
Xarakada Alshabaab ee Soomaaliya ka howlgasha, kana tirsan ururka Al-qaacida ayaa bayaan kasoo saartay dagaalka Yuhuudda ku qaaday Marinka Gaza.
Alshabaab ayaa soo gabagabeysay dabaaldeg iyo fantasyo ay u sameeyeen munaasabadda Ciidul Fitriga oo lagu qabtay magaalooyinka kala duwan ee…
Qeybta Warbaahinta Alshabaab ayaa xalay baahisay muuqaal ay dagaalyahannada islaamka ee dunida ku nool ugu yeereyso inay u soo hijroodaan…
Warrka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay weerar culus caawa ku qaadeen saldhigga ciidamada Kenya ku…
Guddomiyaha Alshabaab u qaabilsan Gobolka Banadir Sheekh Muuse Cabdi Caraale ayaa ka hadlay xaaladda Muqdisho iyo khilaafka u dhaxeeya dowladda…
Dowladda cusub ee Mareykanka oo uu madaxweynaha ka yahay Joe Biden ayaa amartay baaritaan dheeraad ah oo lagu sameeyo weerarkii…
Alshabaab ayaa shaacisay xilliga uu bilaabanayo Soonka Bisha Ramadaan, lagana soomayo degaanada a ka taliso ee Koonfurta Soomaaliya.
Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa war kasoo saaray weerarradii Alshabaab salay ku qaadeen saldhigyada ciidamada Soomaaliya…
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa ka hadlay weerarkii shalay maleeshiyaadka Al-Shabaab kusoo qaadeen saldhigyada ciidamada…
Maleeshiyada Alshabaab ayaa saaka aroortii weerarro saf ballaaran ku qaaday saldhigyo ay ciidamada dowladda ku leeyihiin Gobolka Sh/Hoose.
