Xildhibaannada uu gudoomiyaha Baarlamaanka waqtigiisu dhammaaday ka joojiyey kulamada Baarlamaanka ayaa shaaciyey in ciidamada xarunta Barlamaanka la keenay ay ahaayeen…
Browsing: Alshabab
Alshabaab ayaa mar kale xukunno Dil toogasho ah ku fulisay rag ay ku eedeysay inay basaas u yihiin sirdoonada dowladaha…
Ciidamada Kumaandooska Danab ee xoogga dalka ayaa qarxiyey Gaari la sheegay inuu Qarax sida oo ku sugnaa degaanka Tooratoorow ee…
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa cambaareeyay weerarkii maanta ee lix madfac…
Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa xayiraad ku soo rogay, kuna daray Liiska Shaqsiyaadka ay saaran tahay cunaqabateynka saddex ka mida…
Booliska iyo Sirdoonka Turkiga ayaa magaalada Ankara ee dalka Turkiga ku qabtay shaqsi la sheegay inuu ka tirsan yahay Alshabaabka…
Iyadoo xaaladda Amniga caasimadda Muqdisho ay sii xumaatay muddooyinkii ugu danbeeyay ayaa waxaa si aan hore loo arag u kordhay…
Faahfahain dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax xoog leh oo lala beegsaday Gaadiid ay la socdeen ciidamada Nabadsugidda maamulka Galmudug.
Saraakiisha Ciidamada Milateriga ee ka howlgala Magaalada Dhuusamareeb ayaa soo bandhigay meydad iyo dhaawac xubno ka tiran Alshabaab, kadib howlgal…
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Jeneraal caan ah uu ku dhintay weerarka Alshabaab ku…
Jen. Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacadde) ayaa sheegay inuusan Hotelka Afrik ku sugneyn markii qaraxa iyo weerarka Alshabaab ka dhacay,…
Waxaa rasaas iyo qaraxyo laga maqlayaa gudaha Hotelka Afirk ee magaalada Muqdisho oo ay galabta weerar ku bilowday qaraxyo ku…
Qeybta Warbaahinta Alsahbaab ayaa baahisay muuqaal ku saabsan weerarkii Janaayo 2020 ay maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ku qaadeen saldhiga ciidamada…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in weeerar jidgal ah lagu qaaday Gaari ay wateen ciidamada dowladda oo ku…
Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan odayaal nabadoono ah oo maanta lagu dilay Suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho.
Taliska Millatariga dalka Uganda ayaa sheegay sheegay in ciidanka Uganda ee ka tirsan howlgalka AMISOM ee Soomaaliya ay Gobolka Sh/Hoose…
Alshabaab ayaa war kasoo saartay weerarkii duqeynta ahaa ee lagu dilay nin lagu sheegay inuu yahay suldaanka Beesha H/Gidir ee…
Weriye ka tirsan BBC World oo lagu magacaabo Andrew Harding warbixin uu ka qoray xaaladda Soomaaliya ku faahfaahiyey xaaladda siyaasadeed…
Wararka laga helayo degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya inay laba qarax oo is xigay ka dhaceen bar koontarool…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in toogasho lagu dilay Nabadoon ka mid ahaa ergadii soo xushay Baarlamaanka Federaalka…
