Maraykanka ayaa maalmo gudahood ciidamadiisa kala baxaya Soomaaliya, kadib amar kasoo baxay madaxweynaha xilka kasii dhammaanayo ee Donald Trump.
Browsing: Alshabab
Alshabaab ayaa War kasoo saartay dilka mas’uul ka tirsanaa Maamulka Wajeer ee Waqooyi Bari, Kenya oo degaan hoos taga Wajeer…
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyada qarixii is-miidaaminta ahaa ee galabta ka dhacay magaalada Gaalkacyo, kaasoo lala beegsaday bar koontarool oo laga…
Qeyba Warbaahinta Ashabaab ayaa baahisay Video cusub oo ku saabsan weerarkii dabley ka tirsan ku qaadeen Dhismaha Hotelka DusitD2 ee…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar culus oo saaka Alshabaab ku qaaday degaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug oo ay…
Dowladda Mareykanka ayaa laba sarkaal ooka mida Alshabaab ku dartay liiska argagixisada caalamiga ah ee la raadinayo.
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ee waqtigiisu sii dhammaanayo ayaa la filayaa inuu ciidamada Mareykanka kala baxo Soomaaliya iyo dalal ay…
Ciidamada Booliiska iyo Nabadsugidda Mudug ee Puntland ayaa howlgal ay ka fuliyeen magaala Gaalkacyo ayaa la sheegay inay ku qabteen…
Is-rasaaseyn xoog leh ayaa ka dhadcay isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho ayaa dhalisay dhimashada saddex qof oo la sheegay inay…
Qarax degmada Qansaxdheere ee Gobolka Bay ayaa lagu dilay mas’uul ka tirsan maamulka degmadasi markii gaari uu la socday qarax…
War kasoo baxay Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka ee NISA ayaa lagu sheegay in howlgal ciidamada ay ka sameeyeen xaafado ka…
Habeen hore, gaari qaraxyo ka buuxaan ayaa ku baryay waaxda 5-aad ee degmada Kaxda, waxaa la ii sheegay iney la…
Alshabaab ayaa shaacisay inay maqaalada Muqdisho iyo degaanka Ceelasha biyaha ka geystay falal lagu khaarijiyey sarkaal ka tirsan NISA iyo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Weerar Alshabaab ku qaadeen Saldhig ay ciidamada dowladda ku leeyihiin agagaarka degaanka Buulallow ee…
Guddiga Qaramada Midoobay u qaabilsan la socodka xayiraadda hubka ee Soomaaliya ayaa shaaciyey in Alshabaab ay dahqaale badan ka sameyso…
Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun xabs daa’in ah ku riday laba xubnood oo ka…
Waxaa magaalada Nairobi lagu afduubtay nin Soomaali ah oo lagu magacaabo Liibaan Cabdulle Cumar, kaasoo ka mid ahaa saddex nin…
Alshabaab ayaa sii deysay laba Dhaqtar oo u dhashay dalka Cuba oo ay afduub ku heysatay muddo sanad ka badan,…
Alshabaab oo mudooyinkii danbe culeys weyn saartay Garoonka Diyaaradaha Ugaas Nuur ee magaaalada Dhuusamareeb ayaa mar kale xalay weerar madaafiic…
War kasoo baxay taliska ciidamada kumaandooska ayaa lagu shaaciyey in howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen ciidamada gaarka ah ee ku…
