Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal culus uu duleedka magaalada Dhuusamareeb ku dhex maray Ciidamada Xoogga Dalka…
Browsing: Alshabab
Ciidamada Xoogga Dalka ayaa shaaciyey inay tiro ka mida maleeshiyada Alshabaab ku laayeen weerar qorsheysan oo ka dhacay degaanka Bariirre…
Alshabaab ayaa soo bandhigtay diyaarad Drone oo nooca wax basaasa ah, taasoo ay sheegeen inay leeyihiin ciidamada Mareykanka ee fadhigoodu…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dagaal ay saaka maleeshiyada Alshabaab ku qaadeen Saldhigga Baar-sanguuni ee duleedka magaalada Kismaayo, Gobolka…
Warar aya faafiyeen warbaahinta dowladda Soomaaliya ayaa sheegaya in duqeyn dhinaca cirka ah oo ay iska kaashadeen ciidamada Mareykanka lagu…
Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ayaa weerar ku qaaday degaanka Daarusaleem ee degmada Awdheegle, Gobolka Sh/hoose goob la sheegay inay isku urursanayeen…
Ciidamada milateriga ee Xoogga Dalka ayaa shaaciyey inay howlgal ay ka fuliyeen agagaarka degmada Kuntuwaarey ee gobolka Sh/Hoose lagu dilay…
Baaritaan hordhac ah oo kasoo baxay Guddiga dowladda Soomaaliya u saartay dagaalkii dhiigga badan ku daatay ee ka dhacay xabsiga…
Guddiigii loo xil saaray Baaritaanka weerarkii argagaxiso ee 10-k August 2020 ka dhacay gudaha xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho, ayaa…
Afhayeenka Maleeshiyada Alshabaab Cabdicasiis Abuu Muscab ayaa ka hadlay weerarro ay ka geysteen Muqdisho, Gobolka Bay iyo Sh/Hoose oo lagu dilay…
Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in qarax Miino oo xoog leh uu ka dhacay magaalada Beledxaawo, kaasoo dhaliyey…
Faahfaahin dheeraad aha yaa laga helayaa dagaal iyo qaraxyo ka dhacay deganka Goof-gaduud oo 30 KM u jira Magaalada Baydhabo.
Waxaa goor dhoweyd la soo afjaray howgalkii ka socday Hotelka Elite ee magaalada Muqdisho oo dagaal socday ku dhowaad 5…
Waxaa weli socda rasaas goosgoos ah oo ka dhaceysa gudaha Hotelka Elite ee magaalada Muqdisho oo ay gudaha ugu jiraan…
Koox Bistoolado ku hubeysan ayaa xalay wiil dhalinyaro ah ku dishay xaafadda KPP ee degmada Hodon, magaalada Muqdisho, iyagoo goobta…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa maxaabiistii ku geeriyooday dagaalkii shalay ka dhacay gudaha Xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho, iyadoo…
Maleeshiyada Alsbaab ayaa saaka dagaal culus ku qaaday saldhigga ciidamada dawladda Soomaaliya ee degaanka Daynuunay, duleka magaalada Baydhaba.
Warbaahinta Alshbaab ayaa baahisay muuqaallo ku saabsan caruur lagu dilay duqeyn ay diyaaradaha dagaalka Mareykanka ee Drone-ka ka geysteen degmada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax Miino oo ka dhacay agagaarka isgoyska Sanca ee magaalada Muqdisho.
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ee AFRICOM iyo Dowladda Soomaaliya ayaa shaaciyey duqeyn cirka ah oo ka dhcday Gobolka Sh/Dhexe.
