Alshabaab oo sheegatay mas’uuliyadda qaraxii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho ee lala beegsaday Gaari ay wateen ciidamo Booliska ayaa shaacisay…
Browsing: Alshabab
Taliska ciidamada Booliska ayaa War kasoo saaray Qarax Miino oo saaka ka dhacay degmada Hodan ee magaalada Muqdisho, kaasoo lala…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd Qarax ka dhacay halkaasi.
Alshabaab ayaa hoobiyeyaal ku weerartay Garoonka Stadium Muqdisho oo galabta uu dib u furay Madaxweynaha Soomaaliya, iyadoo qarax miino uu…
Weerar loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo uu waday qof is-miidaamiye ah ayaa saaka aroortii lagu qaaday…
Wrarka laga helayo degmada Wanlaweyn ayaa sheegaya in caawa fiidkii ay qaraxyo ka dhaceen Guri uu deganaa Sarkaal sare oo…
Alshabaab ayaa sheegatay inay magaalada Muqdisho maanta ku dishay sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya.
Maxkamadda Alshaaab ee degaanka Galhareeri, gobolka Galgaduud xukun ku fuliyay laba nin oo lagu soo eedeeyay inay u geysteen degaankaasi.
Taliska Booliska Soomaaliya ayaa shaaciyey inay qabteen sarkaal ka mida amniyaadka Alshabaab oo ka hwolgala Magaalada Muqdisho iyo shabakad amni…
Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Nabadsugidda ayaa howlgal qorsheysan ku gaaray degaanka War-xoolo oo ka tirsan Degmada Ceelbuur ee Gobolka…
Alshabaab ayaa sheegatay dil ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo war ay soo saartay ku shaacisay magaca mas’uulkaasi iyo xilka uu…
Maleeshiyada Alshabaab ayaa saaka weerar ku qaaday koontarool ciidan oo ay ciidamada dowladda ku leeyihiin duleedka degmada Balcad ee Gobolka…
Garsoorka Dowladda Federaalka Mareykanka ayaa shalay si rasmi ah Dacwad la xiriirta argagixisanimo kusoo oogay Liibaan Xaaji Maxamed oo asal…
War ka soo kasoo Alshabaab ayaa kagu shaaciyey in Maalinta Berri ee Sabtida 23-ka May 2020-ka ay tahya Ciid.
Ciidamada Mareykanka ayaa duqeyn ka fuliyey Koonfurta, iyadoo weerarkaasi lagu dilay xubno ka tirsan Alshabaab.
Alshabaab ayaa War kasoo saartay Qarax is-miidaamin ahaa oo maanta duhurtii ka dhacay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo, kaasoo lagu dilay Guddoomiyihii…
Alshabaab ayaa beenisay wareysi la sheegay inuu Wargeyska ‘La Repubblica’ ee dalka Talyaaniga kasoo baxa la yeeshay Afhayeenkooda Sheekh Cali…
Alshabaab ayaa qaaday tallaabo aan la fileyn, kadib markii Bayaan ay soo saartay ay ku magacowday Guddi u qaabilsan la-socodka…
Ciidamada Kumandooska Xoogga Dalka Somaaliya ee Danab ayaa shaaciyey inay howlgal qorsheysan ka fuliyeen Degaanka Carrabow oo 50-km u jira…
Qaraxyo madaafiic ah ayaa maqribnimadii Caawa laga maqlay magaalada Muqdisho, iyadoo hoobiyeyaal lagu weerarray xarunta Xalane.
