Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Alshabaab oo Canshuur 13 Milyan Dollar ah ku urursatay 9 Bilood iyo Bankiyada gudaha.. (Warbixin Q/Midoobay)

    Alshabaab oo Canshuur 13 Milyan Dollar ah ku urursatay 9 Bilood iyo Bankiyada gudaha.. (Warbixin Q/Midoobay)

    October 12, 2020Updated:October 12, 20202 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Mogadishu’s growth is driven by its improving security situation and economic prospects after decades of civil war
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Guddiga Qaramada Midoobay u qaabilsan la socodka xayiraadda hubka ee Soomaaliya ayaa shaaciyey in Alshabaab ay dahqaale badan ka sameyso gudaha Soomaaliya, iyadoo adeegsata Bankiyada gudaha, isla markaan gaaray heer ay iibsato dhul, ayna hanti fara badan ku hesho canshur ay ururiso.

    Warbixinta Guddiga Q/Midoobay oo uu helay Wargeyska caanka ah ee New York Times ayaa ka qoray qormo ku saabsan warbixinta Guddig oo lagu sheegay in Al-Shabaab ay awood u leeyihiin adeegsiga lacagta taleefoonada lagu diro , isticmaalka Bangiyada, ayna maalgashadaan Guryaha waaweyn iyo dhulka.

    Xogtan laga helay khubarada golaha loo dhan yahay ayaa waxaa sidoo kale ay tibaaxaysaa in Al-shabaab ay canshuurta ay ka qaadaan Muqdisho iyo meelo kamid ah koofurta iyo bartamaha Soomaaliya ay bar bar socota Zakawaad ay ka uruuriyaan dadka.

    Warbixinta ayaa sheegtay in Decembar 2019 ilaa Ogost 2020 ay Alshabaab ururiyeen lacag gaareysa 13 Milyan oo Dollar, waxaana ka mida 2.4 Milyan oo dollar oo laga ururiyey isbaarooyinka u yaalla Jubbooyika, halka 5.8 Milyan oo Doolar ay Alshabaab ka qaadeen Ganacsatada iyo dekadda magaalada Kismaayo.

    Laba Xisaab (Account) oo Alshabaab leeyihiin ayuu Guddiga Q/Midoobay sheegay in lacag gaareysa 3 Milyan oo Doolalr ay ku shubeen ganacsatada Bagaashka, shirkadaha Maraakiibta leh iyo kuwa Gaadiidka soo dejiya.

    Guddiga Q/Midoobay ayaa Warbixintooda ku sheegay lacgao fara badan oo lagu kala wareejiyey Bankiyada, kuwaasoo ka badan 10,000 Doollar taasoo ah xadka la rabo in faahfaahin laga bixiyo, isla markaana 24 saac gudahood laba accoun loo wareejiyay lacag dhan 322,000 Doolar.

    JAWAABTA DOWLADDA

    Wasiirka Maaliyada xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa qirtay in Alshabaab ay si weyn u adeegsadaan hay’adaha Maaliyadda gudaha. Wuxuu intaas ku dtay inay la kulmaan Bankiyada una sheegaan halista ka imaan karta arrintaasi.

    Alshabaab ayuu ku tilmaamay inay yihiin koox Maafiya ah oo mar kasa oo akoono laga xiro ay furanayaan kuwo kale si ay lacagaha isugu gudbiyaan, ayna yihiin dad maskax badan oo xariifiin ah.

    WARBIXINTA HALKAN KA AKHRISO

    https://goobjooge.com/feared-shabab-exploit-somali-banking-and-invest-in-real-estate-u-n-says/
    Alshabab New york Times UN
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCalanka Soomaaliya oo 66 sano jirsaday: Taariikhda Calanka iyo Xusuustii sameyntiisa (Akhriso)
    Next Article La-taliyihii Gaarka ahaa ee Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo shaqadii isaga tegay (Akhriso)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo