Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Xildhibaanno kashifay Sarkaalka Alshabaab ka goostay ee wata Ciidamada la geeyay Xarunta Baarlamaanka

    Xildhibaanno kashifay Sarkaalka Alshabaab ka goostay ee wata Ciidamada la geeyay Xarunta Baarlamaanka

    March 28, 2021Updated:March 29, 20212 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xildhibaannada uu gudoomiyaha Baarlamaanka waqtigiisu dhammaaday ka joojiyey kulamada Baarlamaanka ayaa shaaciyey in ciidamada xarunta Barlamaanka la keenay ay ahaayeen kuwo dhar-cad ah oo uu hoggaaminayo sarkaal kasoo goostay Alshabaab.

    Xildhibaan Mahad Salaad oo ka hadlay shirkii jaraa’id ee xildhibannadan ayaa sheegay in ciidamada uu dalbaday Maxamed Mursal, sida uu u sheegay markii ay u tageen si ay wax uga weydiiyaan kulankii Sabtida ee buuqa ku dhammaaday.

    “Ciidamada dharcadka ah ee la keenay Baarlamaanka Shalay waxaa wtaay nin la yiraahdo ‘Shakiib’ oo hore shabaab u ahaan jiray. Isagoo dagaalamaya oo dhaawac ah ayaa laga soo qabtay Suuqa Bakaaraha, waxaana lagu xiray Xabsiga Dhexe, kadibna waxaa loo sii gudbiyey xerada Sarendi oo lagu xiro dadka Shabaabka ah; halkaas ayaa laga soo saaray, kadibna waxaa loo qaatay ciidamada Nabadsgidda. Wuxuu Shabaab u qaabilsnaan jiray dilalka qorsheysan ee dadka mas’uuliyiinta ah lagu laayo. Wuxuu si toos ah oo ugu xiran yahay taliyaha Nabadsugidda, wuxuuna u qaabilsan yahay howlgallada gaarka ah, waa markii labaad oo isaga iyo ciidamada uu wato la keenayo Golaha Shacabka ciidamada uu wado waxaa ka mid ahaa Ciidamo Shabaab ka yimid oo ku xareysnaa Sarendi oo Bistoolado loo qeybiyey..” ” ayuu yiri Xildhibaan Mahad Salaad oo faahfaahin ka bixiyey ciidamada dhar-cadka ee la geeyo Baarlamaanka.

    Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa la sheegay inuu dalbaday ciidamo dhar-cad ah oo la geeyo xarunta Villa Hargeysa, iyadoo laag cabsi qabo in Berri oo kulan kale la isugu yeeray Baarlamaanka mar kale la geeyo ciidamadan.

    Alshabab Mahad Salaad NISA Sarkaal Alshabaab Villa Hargeysa Xarunta Baarlamaanka
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXildhibaannada laga joojiyey fadhiyada oo War cusub kasoo saaray kulanka Berri iyo Digniin ay direen…
    Next Article Madaxda Dowlad Goboleedyada taageersan Farmaajo oo ku Qancinaya inuu ka tanaasulo laba Qodob

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo