Alshabaab ayaa mar kale soo bandhigtay odayaal iska diiwaan geliyey degaanadooda iyo ergooyin qaarkood ay soo doorteen Guddoomiyihii hore ee…
Browsing: Alshabab
Dowladda Soomaaliya ayaa War Cad kasoo saartay ninka lagu magacaabo Cwaahid C/ Khaliif Cabdi (Ciise Tarabuun) oo Booliska dowladda Kenya…
Alshabaab ayaa shaacisay wareysi lala yeeshay Ismiidaamiyihii isku qarxiyey Saldhigga ciidamada milateriga Ceel-Saniini ee Gobolka Sh/Hoose oo la sheegay in…
Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa shaaciyey in milateriga Somalia iyo AMISOM ayaa Duqeyn ku dileen Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad ka tirsan…
Dowladda Itoobiya ayaa shaacisay xubno la sheegay inay ka tirsan yihiin kooxaha Alshabaab iyo Daacish oo doonayey inay ka howlgalaan…
Alshabaab ayaa qeyb kale oo ka mida odayaasha soo xulay Baarlamaanka Soomaaliya ee cafiska ugu tegay, iskana diiwaan geliyey degaanadooda…
Al-shabaab ayaa xaflad u qabatay beelaha Abgaal iyo Xawaadle oo la kala wareegay diyadda Lix Nin oo ay qaab beeleed…
Faahfaahino dheeraad ah ayaa laga helaya dil maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo koo hubeysan ay ku toogteen askari ka…
Iyadoo Alshabaab ay wado olole ay ku diiwaangelineyso ergada dooratay xildhibannada Baarlamaanka Federaalka, kadib markii ay waqti u qabteen ayaa…
Taliska ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa war kasoo saaray howlgal duqeyn ah oo ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo, iyadoo war…
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in maleeshiyada Alshabaab ee culeys kasoo wajahay howlgallada ka socda Gobolka Sh/Hoose…
Alshabaab ayaa sheegatay inay magaalada Muqdisho ku khaarijiyeen sarkaal ka tirsan ciidamada ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya.
Alshabab ayaa sheegatay inay Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu ka badbaaday weerar ay u qorsheeyeen inay ku khaarijiyaan…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in weerar gaadmo ah ay maleeshiyada Alshabaab ku qaadeen kolonyo ciidamada Burundi ka…
Alshabaab ayaa war kasoo saartay Qarax Miino oo saaka lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan Gobolka Sh/Dhexe ee maamulka Hirshabelle.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal ka dhacay duleedka magaalada Marko ee Gobolka Sh/Hoose oo dhex maray ciidamada dowladda…
Alshabaab ayaa markii ugu horeysay shaacisay muuqaalka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ugu qaabilsan ee loo yaqaan Waalliga Wilaayada Banaadir Sheekh Muuse…
Maxkamadda darajada Koobaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta Dil toogasho ah ku xukuntay laba xubnood oo ka tirsanaa Alshabaab…
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay xalay weerar madaafiic ah ku qaaday saldhiga Ciidamada Lama-galaay ee…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay War cad kasoo saartay Odayaasha cafiska ugu tegay Alshabaab ee qaatay amarkooda, waxayna…
