War kasoo baxay xarakada Alshabaab ayaa lagu sheegatay inay laba qaraxyo ka dhacay magaalada Muqdisho saacadihii ugu danbeeyay oo qasaare…
Browsing: Alshabab
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee NISA ayaa shaacisay in sarkaal sare oo ka tirsan ururka Al-Shabaab uu isku soo dhiibay…
Koox Bistoolado ku hubeysan ayaa nin Ganacsade ahaa toogasho ku dilay degaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho.
Maxkamad ay leedahay Xarakada Alshabaab ayaa xukun Dil ah ku fulisay Oday da’diisu tahay 75 sano oo lagu soo eedeeyay…
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Africa (AFRICOM) ayaa sheegay in duqeyn ay ka fuliyeen Soomaaliya ay ku dileen sarkaal ka tirsanaa…
One hundred twenty-six former Al-Shabaab combatants today graduated from the Baidoa Rehabilitation Centre in Somalia’s South West State after completing…
Afar qof oo lagu soo eedeeyay inay ka danbeeyeen weerarkii Jaamacadda Gaarisa ee Waqooyi Bari Kenya ee April 2015 ayaa…
Horjooge ka tirsanaa Maleeshiyada Al-Shabab ayaa isu dhiiibay ciidamada dowladda ee ku sugan degnada Diinsoor ee Gobolka Bay. Mas’uuliyiinta degmada…
Maleeshiyada is abaabushay ee Gobolka Hiiraan ee loo yaqaan Macawisleyda ayaa degaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan dagaal kula galay Alshabaab,…
Qarax miino ayaa la sheegay inuu haleelay Gaari ay wateen ciidamada Booliska Kenya opo ku socdaalayey degaan ka tirsan Bariga…
Kooxda Alshabaab ayaa shaacisay in weerar ka dhacay degmada Jalalaqsi ay ku dileen 13 askari oo ka tirsan ciidamada Jabuuti…
Wararka laga helayo gobolka Bari ayaa sheegaya in maleeshiyadda Al-shabaab ay saaka la wareegeen degaanka Af-urur ee gobolka Bari, halkaasoo…
Maroodi weyn ayaa Xamar dhex taagan! Ma arkin miyaa?Keligaa ma aha. Qof aragtay ma jirto! Ma qarsoona loomana jeedo.
Ciidamada Xoogga dalka guutada 11-aad qeybteeda 43 ayaa soo bandhigtay sarkaal ka tirsanaa sirdoonka Alshabaab oo lagu qabtay duleedka magaalada…
Sheekha ugu caansan culimada ay leeyihiin Alshabab Sheekh Fu’aad Maxamed Khalaf ayaa lagu arkay munaasabadii Ciidul Fitriga ee ka dhacay…
Alshabaab ayaa jawaab ka bixisay Khariidadii dhowaan lagu arkay website-ka Wasaaradda Arrimaha dibadda Itoobiya ee Soomaaliya lagu daray Itoobiya, arrintaas…
Sarkaal ka tirsanaa maleeshiyada Al shabaab ayaa maanta isu dhiibey ciidamada maamulka K/Galbeed ee Sooomaaliya oo ku sugan degmada Berdaale.
Koox hubneysan oo ka kooban ila 10 dabley ah ayaa weerar ku qaaday Xarunta deegaanka Garasbaaley ee Magaalada Muqdisho.
Ciidanka la dagaalanka Argagixisada Kenya ayaa xiray nin ka tirsan Alsahbaab oo hore uga baxsaday, isla markaana la raadinayey xilli…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay toogasho ku dileen askari ka tirsan ciidamada dowladda.
