Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in Gaari ay la socdeen ciidamo ka tirsan Milateriga Somalia lagu qarxiyey duleedka…
Browsing: Alshabab
Kooxaha Islaamiyiinta ah ee Soomaaliya ayaan wali awooddooda hoos loo dhigin iyadoo uu jiro ololaha Qaramada Midoobay ee 12sano jirsaday,…
Wararka laga helayo Degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in rasaas xoog leh iyo qaraxyo laga maqlay xarunta degmada…
Alshabaab ayaa sheegatay inay weerarreen kolonyo uu la socday Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo shalay tegay aagga…
Dowladda Soomaaliya ayaa abaalmarin lacageed guddoonsiiyey laba horjooge oo kasoo goostay Alshabaab kuwaas oo hadda ku jira gacanta dowladda Soomaalia.
Ciidamada Amniga ee ku sugan degaanka Guriceel ayaa ku guuleystay inay fashiliyaan is-miidaamiye ka tirsan Alshabaab oo damacsanaa inuu isku…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa qasaaraha ka dhashay Qarax Gaari is-miidaamin ah oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho,…
Koox hubeysan ayaa Caawa dil ka geysatay Xaafad ka tirsan degmada Howl-Wadaag ee magaalada Muqdisho, iyagoo kadibna baxsaday.
Horjoogahan oo ka tirsanaa maleeshiyada Alshabaab ayaa isu dhiibay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamulka Jubbaland oo ku sugan duleedka…
Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa dib xukun toogasho ah ugu riday laba eedeysane oo hore ay dil toogasho…
Somali Islamist insurgents are making their own explosives, according to a confidential U.N. report seen by Reuters, as they mount…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada Amniga ay toogasho ku dileen nin hubeysan oo dhaawacay askari ka…
Al Shabaab militants suspected of abducting two Cuban doctors in Mandera are now demanding Sh150 million in ransom ($1.5 Million).
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa maanta laba qof oo shaqaale samafal ah ay ka…
Maxkamadda Drajada koowaad ee ciidamada Qalabka Sida ayaa xabsi ku xukuntay nin ku eedeysnaa inuu hubka ka iibin jiray, una…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal qaraar oo ciidamada dowladda iyo dagaalamayaasha Alshabaab ku dhex maray Tuulada Yaaqle ka…
Alshabaab aya asheegtay in weerar gaadmo ah oo ka dhacay duleedka degmada Balcad, Gobolka Sh/Dhexe ay ku dishay saraakiil sare…
Dagaalyahano ka tirsan AlShabaab ayaa la sheegay inay weerar ku qaadeen saldhig Ciidamada Kenya ay ku leeyihiin duleedka Magaalada Mandhera…
Qeybta Garsoorka ururka Alshabaab ayaa go’aan kasoo saaray Caawa xilliga ay ku beegan tahay bisha Ramadaan ee sanadkan 1440 Hijriyadda.
Waxaa magaalada Muqdisho ka hirgalay amar ay Alshabaab ku soo rogtay xarumaha Ganacsiga waaweyn ee magaalada Muqdisho, kaasoo in muddo…
