Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka ee NISA ayaa shaacisay in Ciidamada amniga howlgal ay ka sameeyeen degmada Jannaale ee Gobolka Shabeellaha…
Browsing: Alshabab
Horjooge ka tirsan Alshabaab oo la sheegay inuu qaabilsanaa qaraxyada ayaa isu dhiibay ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan Gobolka…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegay in laba xubnood oo ka tirsanaa ALshabab ay isu dhiibeen ciidamada Jubbaland ee…
Maxkamadda sare ee Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa go’aan ka gaartay kiiska eedeysane Cabdirisaaq Xuseen Tahliil (Ina Calool Geel) oo in…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in dagaalamayaasha Al-shabaab ay xalay weerar xoog leh ku qaadeen ciidamada dowladda Soomaaliya…
Sarkaalkii ugu sareeyay ururka Al-Shabab oo ka tirsan Golaha Sare ee Shuurada Alshabaab ayaa isu dhiibay dawladda Soomaaliya ee ku…
Ciidanka nabadsugidda ee NISA ayaa shaaciyay inay qabteen xubin ka tirsan amniyaadka Alshabaab ah oo ka howlgeli jiray degmooyinka Yaaqshiid…
Sarkaal sare oo ka tirsan ururka Al-Shabab gaar ahaan Golaha Sare ee Shuurada ayaa isu dhiibay dawladda Soomaaliya ee ku…
Ciidamada Booliska ayaa ka warbixiyey howlgallo amni oo laga fuliyey magaalada Muqdisho iyo hareeraheeda maalmihii ugu danbeeyay.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay dhaqaatiir u dhalatay dalka Cuba oo dabley lagu tuhunsan yahay Alshabaab ay kasoo afduubteen…
Taliska Ciidamada Booliska ayaa shaaciyay in ciidamada amniga ay gacanta ku dhigeen God ay hubka ku keysadaan Alshabaab oo ku…
Ciidamada Amniga ayaa shaaciyey in howlgal ay Ciidamada fuliyeen Jimcihii 5-ta April lagu soo qabtay nin Alshabaab u qaabilsanaa inuu…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo maanta ka hadlayey Masjidka Madaxtooyada Khudbadii Jimcaha kadib ayaa sheegay inay si xowli ah…
Duqeyn ka dhacday degaanka Ukunji ee duleedka magaalada Afgooye ayaa dhalisay qasaare dhimasho dhaawac ah oo soo gaaray dad la…
Wararka laga helayo Magaalada Marko ee xarunta gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyada Al-Shabaab ay rasaas ku fureen Doon…
Taliska ciidamada Soomaaliya ee Danab ayaa faahfaahin ka bixiyey Gaari Booyad ah oo la sheegay in qaraxyo laga soo buuxiyey…
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sheegay inay degaano cusub kala wareegeen dhaqdhaqaaqa Alsahbaab, kadib howgallo ay ka bilaabeen Gobolka Sh/Hoose.
Alshabaab ayaa shaacisay magaca iyo beesha uu kasoo jeedo Is-miidaamiyihii fuliyey qaraxii weynaa ee lagu qaaday xarunta Wasaaradda Shaqada iyo…
Afhayeenka guud ee Xarakada Alshabaab Sheekh Cali Maxamuud (Sh. Cali Dheere) ayaa laga wareystay xaaladda amniga iyo sababta ay u…
Wararka laga helayo Gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in dabley ka tirsan Al-shabaab ay Gobolka Sh/Dhexe ku gubeen Gaadiid Dhuxul…
